{"id":506753,"date":"2024-01-26T18:09:43","date_gmt":"2024-01-26T15:09:43","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=506753"},"modified":"2024-01-26T18:10:39","modified_gmt":"2024-01-26T15:10:39","slug":"kacdoon-xoogan-ayaa-ka-socda-gobolka-amxaaradda-iyo-raiisul-wasaare-ku-xigeenkii-itoobiya-oo-is-casilay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/kacdoon-xoogan-ayaa-ka-socda-gobolka-amxaaradda-iyo-raiisul-wasaare-ku-xigeenkii-itoobiya-oo-is-casilay\/","title":{"rendered":"Kacdoon xooggan ayaa ka socda gobolka Amxaaradda iyo ra\u2019iisul wasaare ku-xigeenkii Itoobiya oo is casilay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):-Kacdoon xooggan oo looga soo horjeedo xukuumadda Ra&#8217;iisul Wasaare Abiy Ahmed ayaa ka socda gobalka Amxaaradda ee dalka Ethiopia xili uu maanta xilka iska casilay Ra\u2019iisul Wasaare Ku-Xigeenkii ahaana wasiirkii Arrimaha Dibedda ee Ethiopia Demeke kaas oo Abiy Ahmed ay saaxiib isku dhow ahaayeen ilaa iyo 2020kii.<\/p>\n<p>Waxaa la arkayay Muuqaallo laga duubay kooxaha kacdoonka oo isku soo baxay markii uu is casilay Mr. Demeke kuwaas oo raasaas ridaya.<\/p>\n<p>Maamulka iyo Jabhadda Amxaarada ayaa horay bayaan ay u soo saareen waxay ka soo horjeesteen dhaqanka qaras iska tuurnimada ah ee Abiy Ahmed uu isku dayayo inuu ku maaweeliyo Shacabka Itoobiya ee hadda diidan Xukunkiisa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):-Kacdoon xooggan oo looga soo horjeedo xukuumadda Ra&#8217;iisul Wasaare Abiy Ahmed ayaa ka socda gobalka Amxaaradda ee dalka Ethiopia xili uu maanta xilka iska casilay Ra\u2019iisul Wasaare Ku-Xigeenkii ahaana wasiirkii Arrimaha Dibedda ee Ethiopia Demeke kaas oo Abiy Ahmed ay saaxiib isku dhow ahaayeen ilaa iyo 2020kii. Waxaa la arkayay Muuqaallo laga duubay kooxaha kacdoonka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":506754,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-506753","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506753","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=506753"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506753\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":506757,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506753\/revisions\/506757"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/506754"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=506753"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=506753"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=506753"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}