{"id":506729,"date":"2024-01-26T11:39:21","date_gmt":"2024-01-26T08:39:21","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=506729"},"modified":"2024-01-26T11:39:21","modified_gmt":"2024-01-26T08:39:21","slug":"hiiraan-ciidanka-xoogga-oo-toogtay-mid-kamid-ah-kooxaha-argagixisada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hiiraan-ciidanka-xoogga-oo-toogtay-mid-kamid-ah-kooxaha-argagixisada\/","title":{"rendered":"Hiiraan: Ciidanka Xoogga oo toogtay mid kamid ah Kooxaha argagixisada \u00a0"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Xoogga dalka\u00a0 Soomaaliyeed ee ku sugan Magaalada Beledweyne ee Gobalka Hiiraan ayaa toogtay mid kamid ah Argagixisada naf la caariga ah oo doonayay in uu dhibaato u geesto bulshada Beledweyne.<\/p>\n<p>Howlgalkaan oo ka dhacay xaafadda Buundo-weyn ayaa waxaa fuliyay Askar ka tirsan guutada 5aad qeybta 27-aad oo ku howlgalay xogta Bulshada Xaafadda Buundo-weyne.<\/p>\n<p>Meydka dhagarqabaha oo kamid ahaa xubnaha u xuubsiibtay dhibaateynta Bulshada ayaa ku baxay gacanta Ciidamada geesiyaasha ah, waxuuna watay hub kala duwan sida Bam-gacmeed iyo Bastoolad.<\/p>\n<p>Taliyaha guutada 5aad Qeybta 27-aad korneel Maxamuud Xasan Ibraahim Baakaay ayaa ku bogaadiyay howsha Qaran ee CXD ka qabteen Argagaxisada, waxuuna carabka ku dhuftay in ay dhammaatay waqtiga dadka bulshada indhaha u ah inta la dilo la oran jiray wuu baxsaday iyo lama yaqaan.<\/p>\n<p>Bulshada Gobalka Hiiraan ayuu ugu baaqay inay la shaqeeyaan Ciidamada amaanka si loogu guuleysto amniga Gobalka iyo Magaalada Beledweyne intaba.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Xoogga dalka\u00a0 Soomaaliyeed ee ku sugan Magaalada Beledweyne ee Gobalka Hiiraan ayaa toogtay mid kamid ah Argagixisada naf la caariga ah oo doonayay in uu dhibaato u geesto bulshada Beledweyne. Howlgalkaan oo ka dhacay xaafadda Buundo-weyn ayaa waxaa fuliyay Askar ka tirsan guutada 5aad qeybta 27-aad oo ku howlgalay xogta Bulshada Xaafadda Buundo-weyne. Meydka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":506731,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-506729","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506729","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=506729"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506729\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":506730,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506729\/revisions\/506730"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/506731"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=506729"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=506729"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=506729"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}