{"id":506716,"date":"2024-01-26T09:00:44","date_gmt":"2024-01-26T06:00:44","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=506716"},"modified":"2024-01-26T09:00:44","modified_gmt":"2024-01-26T06:00:44","slug":"maxkamadda-icj-oo-maanta-goaamineysa-in-israel-ay-joojiso-howlgallada-milateri-ee-gaza","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maxkamadda-icj-oo-maanta-goaamineysa-in-israel-ay-joojiso-howlgallada-milateri-ee-gaza\/","title":{"rendered":"Maxkamadda ICJ oo maanta go\u2019aamineysa in Israel ay joojiso howlgallada milateri ee Gaza."},"content":{"rendered":"<p>Masxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda (ICJ) ee hoostagta Qaramada Midoobay ayaa la filayaa inay soo saarto tillaabooyin deg deg ah oo Israa\u2019iil ku amraya inay joojiso howlgallada milateri ee ay ka waddo Gaza.<\/p>\n<p>Fadhiga maxkamadda ICJ oo maanta oo Jimco ah \u00a0dhacaya ayaa qeyb ka ah dacwad ay Koonfur Afrika soo gudbisay oo ku saabsan in Israa\u2019iil ay geysatay xasuuq.<\/p>\n<p>Xukun ka dhan ah Israa&#8217;iil ma aha mid ay fulinayso maxkamaddu balse waxa ay noqonaysaa mid siyaasad ahaan muhiim ah.<\/p>\n<p>Koonfur Afrika oo si weyn u taageerta falastiiniyiinta ayaa maxkamadda ka codsatay in ay soo saarto sagaal qodob oo ku meel gaar ah, oo ay ku jiraan joojinta dhaq-dhaqaaqa militari ee Israa\u2019iil.<\/p>\n<p>In ka badan 25,000 oo falastiiniyiin ah oo u badan haween iyo carruur ayaa la dilay tobanaan kun oo kalena waa la dhaawacay, sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka ee Xamaas ay maamusho ee Gaza, tan iyo markii Israa\u2019iil ay billowday weerarkeeda.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Masxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda (ICJ) ee hoostagta Qaramada Midoobay ayaa la filayaa inay soo saarto tillaabooyin deg deg ah oo Israa\u2019iil ku amraya inay joojiso howlgallada milateri ee ay ka waddo Gaza. Fadhiga maxkamadda ICJ oo maanta oo Jimco ah \u00a0dhacaya ayaa qeyb ka ah dacwad ay Koonfur Afrika soo gudbisay oo ku saabsan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":506719,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-506716","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506716","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=506716"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506716\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":506718,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506716\/revisions\/506718"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/506719"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=506716"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=506716"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=506716"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}