{"id":506700,"date":"2024-01-25T17:11:25","date_gmt":"2024-01-25T14:11:25","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=506700"},"modified":"2024-01-25T17:11:51","modified_gmt":"2024-01-25T14:11:51","slug":"guddiga-arrimaha-gudaha-amniga-ee-golaha-shacbka-oo-booqasho-ku-tagay-xarunta-sodma","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddiga-arrimaha-gudaha-amniga-ee-golaha-shacbka-oo-booqasho-ku-tagay-xarunta-sodma\/","title":{"rendered":"Guddiga arrimaha gudaha &#038; amniga ee Golaha shacbka oo booqasho ku tagay xarunta SODMA"},"content":{"rendered":"<p>Muqdosho (SONNA):- Guddoomiyaha Hay&#8217;adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta xarunta dhexe ee SoDMA waxa uu ku qaabilay Guddiga Arrimaha Gudaha iyo amniga ee Golaha shacbka ee BJFS , oo uu Hoggaaminayo Xogahayaha Guddiga Xilldhibaan Maxamed Ibraahim Cabdi Diyeeshe iyo Xubnaha kale ee guddigaan.<\/p>\n<p>Guddigaan oo gudanaya waajibaadkooda Dastuuriga ah ayaa kormeer ku sameeyey xafiisyadda Hay\u2019adda ,Sido kale Guddigu wuxuu u kuurgalay nidaamka ay u shaqeyso Hay\u2019adda SoDMA Sida Xarunta Qaran ee Ka disgista Halis wadareedka \u201cNational Multi-Hazard early warning Center.\u201d<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Hay\u2019adda SoDMA ayaa ugu warbixiyey Guddiga baaxada khasaaraha ka dhashay Fatahaadii\u00a0 El-nino ee saameysay dalka\u00a0 iyo Jawaabta Celinta ay ka bixisay Hay\u2019adda iyado ka shaneysa Hay\u2019adaha Caalamiga\u00a0 iyo wax qabadka hay\u2019adda, sidoo kale Guddiga ayaa uga mahadceliyay SoDMA soo dhaweeynta loo sameeyey iyo warbixinta loo soo bandhigay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdosho (SONNA):- Guddoomiyaha Hay&#8217;adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta xarunta dhexe ee SoDMA waxa uu ku qaabilay Guddiga Arrimaha Gudaha iyo amniga ee Golaha shacbka ee BJFS , oo uu Hoggaaminayo Xogahayaha Guddiga Xilldhibaan Maxamed Ibraahim Cabdi Diyeeshe iyo Xubnaha kale ee guddigaan. Guddigaan oo gudanaya waajibaadkooda Dastuuriga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":506701,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-506700","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506700","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=506700"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506700\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":506703,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506700\/revisions\/506703"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/506701"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=506700"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=506700"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=506700"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}