{"id":506668,"date":"2024-01-25T09:20:24","date_gmt":"2024-01-25T06:20:24","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=506668"},"modified":"2024-01-25T09:26:25","modified_gmt":"2024-01-25T06:26:25","slug":"hawlgalka-qorsheysan-oo-lagu-laayay-maleeshiyada-ka-tirsan-khawaarijta-ayaa-ka-dhacay-galhareeri","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hawlgalka-qorsheysan-oo-lagu-laayay-maleeshiyada-ka-tirsan-khawaarijta-ayaa-ka-dhacay-galhareeri\/","title":{"rendered":"Hawlgalka qorsheysan oo lagu laayay Maleeshiyada ka tirsan khawaarijta ayaa ka dhacay Galhareeri"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):-Inka baddan 20 maleeshiyad ah oo ka tirsan Khawaarijta argagixisada ee Al-shabaab ayaa lagu laayay degmada Galhareeri oo ka tirsan gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ka dib howlgal qorshaysan oo ay fuliyeen Ciidanka nabad sugida iyo sirdoonka qaranka ee NISA oo kaashanaya saaxiibada Caalamka.<\/p>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Howlgalka waxaa sidoo kale lagu burburiyay Idaacad ay isticmaalayeen Khawaarijta oo halkaas ay ku lahaayeen iyo sidoo kale xaruuntii ay ku diyaarin jireen qaraxyada iyo weerarada si ay dadka shacabka ah uga qalqal galiyaan.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Halkaan kala soco goordhow wixii\u00a0 faah faahin-dheeraad ah oo ku soo kordha.<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):-Inka baddan 20 maleeshiyad ah oo ka tirsan Khawaarijta argagixisada ee Al-shabaab ayaa lagu laayay degmada Galhareeri oo ka tirsan gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ka dib howlgal qorshaysan oo ay fuliyeen Ciidanka nabad sugida iyo sirdoonka qaranka ee NISA oo kaashanaya saaxiibada Caalamka. Howlgalka waxaa sidoo kale lagu burburiyay Idaacad ay isticmaalayeen Khawaarijta oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":506669,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-506668","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506668","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=506668"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506668\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":506674,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506668\/revisions\/506674"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/506669"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=506668"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=506668"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=506668"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}