{"id":506665,"date":"2024-01-24T20:43:32","date_gmt":"2024-01-24T17:43:32","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=506665"},"modified":"2024-01-24T20:43:32","modified_gmt":"2024-01-24T17:43:32","slug":"taliska-booliska-oo-ka-warbixiyey-qarax-ka-dhacay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taliska-booliska-oo-ka-warbixiyey-qarax-ka-dhacay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Taliska Booliska oo ka warbixiyey Qarax ka dhacay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): War-saxaafadeed ka soo baxay taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in galabta markii saacaddu ahayd 16:00 ay cidanka Boliisku la kulmeen qof u muuqday inuu fal dambiyeed maaganyahay, kaas oo isku dayey inuu baxsado, waxaana ciidanka oo cayrsanaya uu ku qarxay Kaalin shidaal oo ku taalla Isgoyska Cali-kamiin ee degmada Warta-nabada oo u jira ugu yaraan 1 KM garoonka Cayaaraha ee Stadium Muqdisho.<\/p>\n<p>Qasaaraha ka dhashay qaraxaas ayaa ah dhimashada 2-ruux oo goobta ka ag dhawaa iyo dhaawaca 2 kale.<\/p>\n<p>Sidoo kale, waxaa gebi ahaanba burburay Kaalinkii shidaalka uu naftii haliguhu beegsaday.<\/p>\n<p>Ciidanka Boliiska oo goobta u gurmaday, ayaa gargaar caafimaad u sameeyay dadkii waxyeeladu ka soo gaartay qaraxaas.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): War-saxaafadeed ka soo baxay taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in galabta markii saacaddu ahayd 16:00 ay cidanka Boliisku la kulmeen qof u muuqday inuu fal dambiyeed maaganyahay, kaas oo isku dayey inuu baxsado, waxaana ciidanka oo cayrsanaya uu ku qarxay Kaalin shidaal oo ku taalla Isgoyska Cali-kamiin ee degmada Warta-nabada oo u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":480197,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-506665","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506665","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=506665"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506665\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":506666,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506665\/revisions\/506666"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/480197"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=506665"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=506665"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=506665"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}