{"id":506431,"date":"2024-01-22T08:57:39","date_gmt":"2024-01-22T05:57:39","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=506431"},"modified":"2024-01-22T11:08:28","modified_gmt":"2024-01-22T08:08:28","slug":"boliiska-soomaaliya-oo-gacanta-kusoo-dhigay-nin-gowracay-wiil-uu-adeer-u-yahay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/boliiska-soomaaliya-oo-gacanta-kusoo-dhigay-nin-gowracay-wiil-uu-adeer-u-yahay\/","title":{"rendered":"Booliiska Soomaaliya oo gacanta kusoo dhigay nin gowracay wiil uu adeer u yahay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):-Ciidanka Boliiska Soomaaliya ayaa howlgal ay sameyeen gacanta kusoo dhigay nin ku Eedaysan in uu gowracay wiil uu adeer u yahay, dhacdadaas oo ka dhacday degmada Xamarjajab ee gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Qoraal kasoo baxay Boliiska ayaa lagu yiri \u201cCiidanka Booliiska Saldhiga Degmada xmar-Jajab ayaa qabtay nin gowracay Wiil\u00a0 uu adeer u ahaa, falkaan ayaa dhacay Abaaro 5:40pm waxa uuna ka dhacay isla Degmada Xamar-jajab&#8221;<\/p>\n<p>Wiilka ayaa da ahaan jiray 8 sanno, Eedeysanaha falka geystay ayaana hadda ku jira gacanta Ciidanka Booliiska, waxaana socda baaritaan,iyadoo la horgeyndoonaa Maxkamadda awooda u leh.<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_240122_085436_618.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):-Ciidanka Boliiska Soomaaliya ayaa howlgal ay sameyeen gacanta kusoo dhigay nin ku Eedaysan in uu gowracay wiil uu adeer u yahay, dhacdadaas oo ka dhacday degmada Xamarjajab ee gobolka Banaadir. Qoraal kasoo baxay Boliiska ayaa lagu yiri \u201cCiidanka Booliiska Saldhiga Degmada xmar-Jajab ayaa qabtay nin gowracay Wiil\u00a0 uu adeer u ahaa, falkaan ayaa dhacay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":506432,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-506431","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506431","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=506431"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506431\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":506447,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506431\/revisions\/506447"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/506432"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=506431"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=506431"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=506431"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}