{"id":506366,"date":"2024-01-21T16:00:19","date_gmt":"2024-01-21T13:00:19","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=506366"},"modified":"2024-01-21T16:02:13","modified_gmt":"2024-01-21T13:02:13","slug":"admiral-faarax-qare-soomaaliya-waa-dowlad-badeed-saddex-jiho-bad-ayaa-naga-xigta-ee-aan-u-diyaargarowno-dagaalka-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/admiral-faarax-qare-soomaaliya-waa-dowlad-badeed-saddex-jiho-bad-ayaa-naga-xigta-ee-aan-u-diyaargarowno-dagaalka-itoobiya\/","title":{"rendered":"Admiral Faarax Qare&#8221; Soomaaliya waa Dowlad Badeed, saddex jiho bad ayaa naga xigta, ee aan u diyaargarowno dagaalka Itoobiya&#8221;,"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):- Admiral Faarax Qare ayaa si qoto dheer kaga hadlay damaca gurracan ee Dowladda Itoobiya ay ku dooneyso qeybo ka mid ah baddeena, wuxuuna sheegay in Soomaaliya ay tahay Dowlad Badeed, cadowgeedana uu noqon doono mid dhinaca Badda kaga yimaada, isagoo dhanka kale, shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay u diyaargarowbaan difaaca dalka.<\/p>\n<p>&#8221; Itoobiya si cad ayay u sheegtay Dhulaa rabaa ayay tiri oo dego, horta awal inaan meel dhigano xaqaaq&#8217;ida ka jira dalkeenna, awal Soomaaliya waa Dowlad badeed horta, saddex jiho bad ayaa naga xigta, cadow kasta oo noo yimaado inuu bad ka imaan doono ama nin bad rabo inuu cadow noo noqon doono,&#8221;.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Admiral Faarax Qare ayaa hadalkiisa intaas ku daray in Lughaye oo ah halka cadowga Itoobiya uu damaca uu kaga jiro ay ku taalo dhex bartanka Bar-bara iyo Loowya-cadde, islamarkaana muddo dheer soo taxnaa daan-daansiga cadowga Itoobiya loona baahan yahay in loo midoobo sidii la isaga dhicin lahaa.<\/p>\n<p>&#8221;\u00a0 Juqraafi ahaan marka aad fiiriso meesha uu cadowga bartilmaameedsaday ee Lughayo, Lughayo waxay dhex bartan u tahay Bar-bara iyo Xudduuda Loowya-cadde, tallaabtan, tallaabta xigta waa in dhulka lagaa qaato, Soomaali nimco ayaa taalo ee ballaayo ayaa la shidayaa,&#8221; ayuu yiri Faarax Qare.<\/p>\n<p>Is-afgaradka dhexmaray Ra&#8217;iisal wasaaraha Itoobiya Aby Ahmed iyo madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ah mid laga xumaado mana ahan oo kaliya mid qatar ku ah madax-bannaanida dhuleed ee Soomaaliya, sidoo kale, waxa uu halis ku yahay xasilloonida gobolka waxuuna fursad cusub siinayaa argagixisada ka jirta gobolka, sida uu shirka IGAD ka sheegay madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<div class=\"\" dir=\"auto\">\n<div id=\":r9i:\" class=\"x1iorvi4 x1pi30zi x1l90r2v x1swvt13\" data-ad-comet-preview=\"message\" data-ad-preview=\"message\">\n<div class=\"x78zum5 xdt5ytf xz62fqu x16ldp7u\">\n<div class=\"xu06os2 x1ok221b\">\n<div class=\"xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Dalalka caalamka ayaa ka dhiidhiyay damaca gurracan ee Itoobiya, iyagoo ku baaqay \u00a0in la xushmeeyo lana dhowro madaxbannaanida iyo midnimada Soomaaliya.<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div id=\":r9j:\" class=\"x1n2onr6\">\n<div class=\"x1n2onr6\">\n<div class=\"x78zum5 xdt5ytf x6ikm8r x10wlt62 x1n2onr6\">\n<div class=\"x6ikm8r x10wlt62 x1n2onr6\">\n<div class=\"x1n2onr6\">\n<div class=\"x6s0dn4 x1jx94hy x78zum5 xdt5ytf x6ikm8r x10wlt62 x1n2onr6 xh8yej3\">\n<div>\n<div class=\"xqtp20y x6ikm8r x10wlt62 x1n2onr6\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):- Admiral Faarax Qare ayaa si qoto dheer kaga hadlay damaca gurracan ee Dowladda Itoobiya ay ku dooneyso qeybo ka mid ah baddeena, wuxuuna sheegay in Soomaaliya ay tahay Dowlad Badeed, cadowgeedana uu noqon doono mid dhinaca Badda kaga yimaada, isagoo dhanka kale, shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay u diyaargarowbaan difaaca dalka. &#8221; Itoobiya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":506367,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-506366","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506366","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=506366"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506366\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":506370,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506366\/revisions\/506370"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/506367"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=506366"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=506366"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=506366"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}