{"id":506329,"date":"2024-01-21T09:58:42","date_gmt":"2024-01-21T06:58:42","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=506329"},"modified":"2024-01-21T09:58:42","modified_gmt":"2024-01-21T06:58:42","slug":"tartanka-kubadda-cagta-dawlad-goboleedyada-iyo-gobolka-banaadir-oo-dib-loo-bilaabayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/tartanka-kubadda-cagta-dawlad-goboleedyada-iyo-gobolka-banaadir-oo-dib-loo-bilaabayo\/","title":{"rendered":"Tartanka Kubadda Cagta Dawlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir oo dib loo bilaabayo"},"content":{"rendered":"<p style=\"text-align: left;\">Muqdisho(SONNA):-Tartanka ciyaaraha dowlad goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir ayaa maanta \u00a0oo dib uga bilaabanaya garoonka Kubadda Cagta ee istadum Muqdisho.<\/p>\n<p style=\"text-align: left;\">Qoraal kasoo baxay Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya ayaa lagu sheegay in tartanka uu dib u bilaaban doono, kadib hakad uu tartanka ku jiray mudo todoboaad ka badan.<\/p>\n<p>Kulan ay yeesheen guddiga fulinta xiriirka kubadda Cagta ee Soomaaliya iyo ururrada kubadda cagta ee maamul goboleedyada ayaa lagu go\u2019aamiyay in dib loo bilaabo \u00a0Tartanka cayaaraha Dawlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir .<\/p>\n<p>Xulka Kubada Cagta Hirshabeelle ayaa maanta \u00a0tagaya garoonka \u00a0si \u00a0saddex dhibcood looga siiyo xulkii Koonfur galbeed oo cayaaraha \u00a0isaga baxday ka dib dhibaato ka soo gaartay Ciyaartay ugu dambeeysay ee dhexmaratay iyo Xulka kubada Cagta Galmudug oo guushana ay ku raacday<\/p>\n<p>Maanta ayaa la filayaa in Xulalaka Kubada Cagta ee Jubbland iyo Gobola Banaadir\u00a0 Ciyaar ay ku dhexmarto\u00a0 garoonka kubada Cagta ee Muqdisho<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_240121_095803_840.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Tartanka ciyaaraha dowlad goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir ayaa maanta \u00a0oo dib uga bilaabanaya garoonka Kubadda Cagta ee istadum Muqdisho. Qoraal kasoo baxay Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya ayaa lagu sheegay in tartanka uu dib u bilaaban doono, kadib hakad uu tartanka ku jiray mudo todoboaad ka badan. Kulan ay yeesheen guddiga fulinta xiriirka kubadda Cagta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":506331,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[85],"tags":[],"class_list":{"0":"post-506329","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-ciyaaraha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506329","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=506329"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506329\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":506332,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506329\/revisions\/506332"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/506331"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=506329"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=506329"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=506329"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}