{"id":506318,"date":"2024-01-21T08:54:30","date_gmt":"2024-01-21T05:54:30","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=506318"},"modified":"2024-01-21T10:00:52","modified_gmt":"2024-01-21T07:00:52","slug":"ciidanka-xoogga-dalka-oo-howlgal-ka-dhan-ah-khawaarijta-ka-sameeyay-degaano-katirsan-gobolka-baay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-dalka-oo-howlgal-ka-dhan-ah-khawaarijta-ka-sameeyay-degaano-katirsan-gobolka-baay\/","title":{"rendered":"Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ka dhan ah khawaarijta ka sameeyay degaano katirsan gobolka Baay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):-Ciidanka xoogga Dalka, ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyey Deegaano ka tirsan Goof-gaduud Buurey Ee Gobalka Baay, waxaana howlgalka hoggaaminayey Taliyaha Ururka 47-aad Ee Guutada 8aad Qeybta 60aad Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Somaaliyeed X\/le Ahmed Maxamed nuur (Ahmed Dhagey) waxaana lagu Fuliyey Degaanada kala ah\u00a0 Misgaale warta Kormar&#8217; Duurow &#8216;mintaanka &#8216;Qurunlow Asharaaf&#8217; Gololow&#8217; Goof Golol iyo Degaanka Hareera Jiifa Ee Dhaca Bariga iyo Koonfur Galbeed Ee Xiga Degaanka Goof-gaduud Buurey Haraaw Ee Gobalka Baay.<\/p>\n<p>Goobahaasi oo khawaarijta ay u aheyd maktab ka diwaangalinta jabhada maleshiyada iyo goobo ay lacago baad ah uga\u00a0 qaadaan dadka shacabka ah Ee Isticmaala Wadooyinka Baay iyo Bokool.<\/p>\n<p>Ciidanka xoogga iyo kuwa degaanka ayaa maalmahaan howlgallo ka dhan kawarijta kawaday degaanno katirstan gobolka Baay,halkaa oo khasaara xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta.<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_240121_085149_304.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):-Ciidanka xoogga Dalka, ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyey Deegaano ka tirsan Goof-gaduud Buurey Ee Gobalka Baay, waxaana howlgalka hoggaaminayey Taliyaha Ururka 47-aad Ee Guutada 8aad Qeybta 60aad Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Somaaliyeed X\/le Ahmed Maxamed nuur (Ahmed Dhagey) waxaana lagu Fuliyey Degaanada kala ah\u00a0 Misgaale warta Kormar&#8217; Duurow &#8216;mintaanka &#8216;Qurunlow Asharaaf&#8217; Gololow&#8217; Goof Golol [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":506319,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-506318","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506318","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=506318"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506318\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":506333,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506318\/revisions\/506333"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/506319"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=506318"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=506318"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=506318"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}