{"id":506295,"date":"2024-01-20T18:23:00","date_gmt":"2024-01-20T15:23:00","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=506295"},"modified":"2024-01-20T18:23:00","modified_gmt":"2024-01-20T15:23:00","slug":"mudaneyaasha-golaha-shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/mudaneyaasha-golaha-shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah\/","title":{"rendered":"Mudaneyaasha Golaha Shacabka oo akhrinta 1-aad mariyay hindise sharciyeedyo muhiim ah"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS Marwo. Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar ayaa maanta shir guddoomisay kalfadhiga 4-aad kulankiisa 11-aad ee Golaha Shacabka BJFS, waxaana sidoo kale goob joog ahaa Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullahi Cumar Abshirow.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa ajandihiisu ahaa:<\/p>\n<p>1) Akhrinta 1-aad ee Hindise-Sharciyeedka Hay&#8217;adda adeegyada Baaritaanka iyo Sharciyeynta Beeraha Soomaaliyeed (SARIS)<\/p>\n<p>2) Akhrinta 1aad ee Hindise -Sharciyeedka Badbaadada Dhir-Beereedka iyo Takoorka.<\/p>\n<p>3) Akhrinta 1aad ee Hindise -Sharciyeedka Kiimikooyinka Beeraha Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>4) Qeybinta Warbixinta Akhrinta 2aad ee Hindise Sharciyeedka Xisaabiyeyaasha Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>5) Qeybinta Warbixinta Akhrinta 2aad ee Hindise-Sharciyeedka Xuquuqda Naafada Soomaaliyeed<\/p>\n<p>6) Qeybinta Heshiiska Ku-Biirista Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (EAC)<\/p>\n<p>Wasiir Dowlaha Wasaaradda Beeraha XFS Mudane Asad Cabdirisaaq Maxamed ayaa Mudanayaasha Golaha kahor Akhriyay Hindise-Sharciyeedka Hay&#8217;adda adeegyada Baaritaanka iyo Sharciyeynta Beeraha Soomaaliyeed (SARIS), Hindise -Sharciyeedka Badbaadada Dhir-Beereedka iyo Takoorka iyo Hindise -Sharciyeedka Kiimikooyinka Beeraha Soomaaliyeed. Si waafaqsan Qodobka 84aad (4) ee Xeer Hoosaadka Golaha Shacabka, Xildhibaannada ayaa mabda&#8217; guud iyo ujeedada Hindise-Sharciyeedka weydiyey Wasiir dawlaha Wasaaradda Beeraha. Intaas kadib wasiir dowlaha ayaa faafaahin ka bixiyey su&#8217;aalahii la weydiyey .<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka BJFS Marwo. Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar, oo soo xirtay kulanka maanta ayaa fartay xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka BJFS Mudane. Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle &#8220;Jaabiri&#8221; in uu ku wareejiyo Hindise-Sharciyeedyada maray akhrinta 1-aad Guddiga Beeraha, Hormarinta Reer-Miyiga, Xoolaha iyo Kheyraadka Badda.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-506296\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1920\" height=\"1280\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-1.jpg 1920w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-1-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-1-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-1-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-1-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-1-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-1-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-1-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1920px) 100vw, 1920px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-506297\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-2.jpg\" alt=\"\" width=\"1600\" height=\"1067\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-2.jpg 1600w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-2-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-2-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-2-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-2-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-2-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-2-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-2-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-2-860x574.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1600px) 100vw, 1600px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-506298\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-3.jpg\" alt=\"\" width=\"972\" height=\"661\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-3.jpg 972w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-3-300x204.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-3-768x522.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-3-860x585.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 972px) 100vw, 972px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-506299\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-4.jpg\" alt=\"\" width=\"1920\" height=\"1280\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-4.jpg 1920w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-4-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-4-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-4-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-4-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-4-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-4-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-4-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-4-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1920px) 100vw, 1920px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-506300\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-5.jpg\" alt=\"\" width=\"1600\" height=\"1067\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-5.jpg 1600w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-5-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-5-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-5-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-5-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-5-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-5-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-5-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-5-860x574.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1600px) 100vw, 1600px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-506301\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-6.jpg\" alt=\"\" width=\"1600\" height=\"1067\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-6.jpg 1600w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-6-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-6-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-6-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-6-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-6-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-6-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-6-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-6-860x574.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1600px) 100vw, 1600px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-506302\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-7.jpg\" alt=\"\" width=\"1920\" height=\"1280\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-7.jpg 1920w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-7-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-7-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-7-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-7-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-7-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-7-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-7-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-7-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1920px) 100vw, 1920px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-506303\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-8.jpg\" alt=\"\" width=\"1920\" height=\"1280\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-8.jpg 1920w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-8-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-8-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-8-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-8-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-8-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-8-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-8-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-8-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1920px) 100vw, 1920px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-506304\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-9.jpg\" alt=\"\" width=\"1920\" height=\"1280\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-9.jpg 1920w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-9-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-9-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-9-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-9-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-9-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-9-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-9-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-9-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1920px) 100vw, 1920px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-506305\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-10.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-10.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-10-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-10-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-10-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-10-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-10-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-10-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-10-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-10-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-506306\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-11.jpg\" alt=\"\" width=\"1920\" height=\"1280\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-11.jpg 1920w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-11-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-11-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-11-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-11-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-11-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-11-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-11-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-11-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1920px) 100vw, 1920px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-506307\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-12.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-12.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-12-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-12-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-12-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-12-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-12-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Mudaneyaasha-Golaha-Shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah-12-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS Marwo. Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar ayaa maanta shir guddoomisay kalfadhiga 4-aad kulankiisa 11-aad ee Golaha Shacabka BJFS, waxaana sidoo kale goob joog ahaa Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullahi Cumar Abshirow. Kulanka ayaa ajandihiisu ahaa: 1) Akhrinta 1-aad ee Hindise-Sharciyeedka Hay&#8217;adda adeegyada Baaritaanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":38,"featured_media":506307,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[1145],"class_list":{"0":"post-506295","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-mudaneyaasha-golaha-shacabka-oo-akhrinta-1-aad-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506295","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/38"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=506295"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506295\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":506308,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506295\/revisions\/506308"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/506307"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=506295"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=506295"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=506295"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}