{"id":506288,"date":"2024-01-20T17:43:20","date_gmt":"2024-01-20T14:43:20","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=506288"},"modified":"2024-01-20T17:43:51","modified_gmt":"2024-01-20T14:43:51","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-oo-magaalada-qaahira-kula-kulmay-imaamka-al-azhar-ee-sheekh-axmed-maxamed-el-tayeb","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-xasan-sheekh-oo-magaalada-qaahira-kula-kulmay-imaamka-al-azhar-ee-sheekh-axmed-maxamed-el-tayeb\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh oo magaalada Qaahira kula kulmay Imaamka Al-Azhar ee Sheekh Axmed El-Tayeb"},"content":{"rendered":"<p>Qaahira-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqday xarunta Al-Azhar Al Shariif ee Magaalada Qaahira ayaa la kulmay Sheekh Axmed Maxamed\u00a0 El-Tayeb oo ah Imaamka Al-Azhar, iyagoo ka wada hadlay ahmiyadda dagaalka fikirka ee ka\u00a0 dhan ah Khawaarijta Alshabaab iyo xaaladda kumannaanka arday ee wax ka barata Jaamacadda iyo Xarumaha Al-azhar.<\/p>\n<p>Madaxweynaha oo ayaa sheegay sida ay Soomaaliya uga go&#8217;an tahay in lasii xoojiyo hirgelinta macaahid diini ah iyo xarummo lagu wajaho fikirka xagjirnimada ayaa ku marti-qaaday Sheekh Axmed Al Tayib in uu booqasho ku yimaado Soomaaliya si uu u soo arko horumka iyo miro-dhalka dowladnimada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dhankiisa, Sheekh Axmed Maxamed El-Tayeb oo Madaxweynaha uga mahadceliyey booqashada\u00a0 ayaa aqbalay casuumadda, waxa uuna si adag u cambaareeyey Faragelinta ay dowladda Itoobiya ku sameysay Madax bannaanida iyo midnimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, isaga oo xusay in loo baahan yahay in si wadajir ah looga difaaco cid kasta oo ku soo xadgudubta.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-506289\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-magaalada-Qaahira-kula-kulmay-Imaamka-Al-Azhar-ee-Sheekh-Axmed-Maxamed-El-Tayeb-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1920\" height=\"1280\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-magaalada-Qaahira-kula-kulmay-Imaamka-Al-Azhar-ee-Sheekh-Axmed-Maxamed-El-Tayeb-1.jpg 1920w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-magaalada-Qaahira-kula-kulmay-Imaamka-Al-Azhar-ee-Sheekh-Axmed-Maxamed-El-Tayeb-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-magaalada-Qaahira-kula-kulmay-Imaamka-Al-Azhar-ee-Sheekh-Axmed-Maxamed-El-Tayeb-1-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-magaalada-Qaahira-kula-kulmay-Imaamka-Al-Azhar-ee-Sheekh-Axmed-Maxamed-El-Tayeb-1-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-magaalada-Qaahira-kula-kulmay-Imaamka-Al-Azhar-ee-Sheekh-Axmed-Maxamed-El-Tayeb-1-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-magaalada-Qaahira-kula-kulmay-Imaamka-Al-Azhar-ee-Sheekh-Axmed-Maxamed-El-Tayeb-1-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-magaalada-Qaahira-kula-kulmay-Imaamka-Al-Azhar-ee-Sheekh-Axmed-Maxamed-El-Tayeb-1-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-magaalada-Qaahira-kula-kulmay-Imaamka-Al-Azhar-ee-Sheekh-Axmed-Maxamed-El-Tayeb-1-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-magaalada-Qaahira-kula-kulmay-Imaamka-Al-Azhar-ee-Sheekh-Axmed-Maxamed-El-Tayeb-1-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1920px) 100vw, 1920px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-506290\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-magaalada-Qaahira-kula-kulmay-Imaamka-Al-Azhar-ee-Sheekh-Axmed-Maxamed-El-Tayeb-2.jpg\" alt=\"\" width=\"1617\" height=\"1078\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-magaalada-Qaahira-kula-kulmay-Imaamka-Al-Azhar-ee-Sheekh-Axmed-Maxamed-El-Tayeb-2.jpg 1617w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-magaalada-Qaahira-kula-kulmay-Imaamka-Al-Azhar-ee-Sheekh-Axmed-Maxamed-El-Tayeb-2-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-magaalada-Qaahira-kula-kulmay-Imaamka-Al-Azhar-ee-Sheekh-Axmed-Maxamed-El-Tayeb-2-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-magaalada-Qaahira-kula-kulmay-Imaamka-Al-Azhar-ee-Sheekh-Axmed-Maxamed-El-Tayeb-2-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-magaalada-Qaahira-kula-kulmay-Imaamka-Al-Azhar-ee-Sheekh-Axmed-Maxamed-El-Tayeb-2-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-magaalada-Qaahira-kula-kulmay-Imaamka-Al-Azhar-ee-Sheekh-Axmed-Maxamed-El-Tayeb-2-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-magaalada-Qaahira-kula-kulmay-Imaamka-Al-Azhar-ee-Sheekh-Axmed-Maxamed-El-Tayeb-2-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-magaalada-Qaahira-kula-kulmay-Imaamka-Al-Azhar-ee-Sheekh-Axmed-Maxamed-El-Tayeb-2-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-magaalada-Qaahira-kula-kulmay-Imaamka-Al-Azhar-ee-Sheekh-Axmed-Maxamed-El-Tayeb-2-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1617px) 100vw, 1617px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-506291\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-magaalada-Qaahira-kula-kulmay-Imaamka-Al-Azhar-ee-Sheekh-Axmed-Maxamed-El-Tayeb-3.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1366\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-magaalada-Qaahira-kula-kulmay-Imaamka-Al-Azhar-ee-Sheekh-Axmed-Maxamed-El-Tayeb-3.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-magaalada-Qaahira-kula-kulmay-Imaamka-Al-Azhar-ee-Sheekh-Axmed-Maxamed-El-Tayeb-3-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-magaalada-Qaahira-kula-kulmay-Imaamka-Al-Azhar-ee-Sheekh-Axmed-Maxamed-El-Tayeb-3-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-magaalada-Qaahira-kula-kulmay-Imaamka-Al-Azhar-ee-Sheekh-Axmed-Maxamed-El-Tayeb-3-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-magaalada-Qaahira-kula-kulmay-Imaamka-Al-Azhar-ee-Sheekh-Axmed-Maxamed-El-Tayeb-3-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-magaalada-Qaahira-kula-kulmay-Imaamka-Al-Azhar-ee-Sheekh-Axmed-Maxamed-El-Tayeb-3-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-magaalada-Qaahira-kula-kulmay-Imaamka-Al-Azhar-ee-Sheekh-Axmed-Maxamed-El-Tayeb-3-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-magaalada-Qaahira-kula-kulmay-Imaamka-Al-Azhar-ee-Sheekh-Axmed-Maxamed-El-Tayeb-3-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-magaalada-Qaahira-kula-kulmay-Imaamka-Al-Azhar-ee-Sheekh-Axmed-Maxamed-El-Tayeb-3-860x574.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaahira-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqday xarunta Al-Azhar Al Shariif ee Magaalada Qaahira ayaa la kulmay Sheekh Axmed Maxamed\u00a0 El-Tayeb oo ah Imaamka Al-Azhar, iyagoo ka wada hadlay ahmiyadda dagaalka fikirka ee ka\u00a0 dhan ah Khawaarijta Alshabaab iyo xaaladda kumannaanka arday ee wax ka barata Jaamacadda iyo Xarumaha Al-azhar. Madaxweynaha oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":38,"featured_media":506290,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[1144],"class_list":{"0":"post-506288","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-madaxweyne-xasan-sheekh-oo-magaalada-qaahira-kula-kulmay-imaamka-al-azhar-ee-sheekh-axmed-maxamed-el-tayeb"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506288","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/38"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=506288"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506288\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":506293,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506288\/revisions\/506293"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/506290"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=506288"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=506288"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=506288"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}