{"id":506203,"date":"2024-01-19T08:35:59","date_gmt":"2024-01-19T05:35:59","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=506203"},"modified":"2024-01-19T08:35:59","modified_gmt":"2024-01-19T05:35:59","slug":"shirka-igad-oo-laga-soo-saaray-warmurtiyeed-xambaarsan-dhowr-qodob-oo-muhiim-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shirka-igad-oo-laga-soo-saaray-warmurtiyeed-xambaarsan-dhowr-qodob-oo-muhiim-ah\/","title":{"rendered":"Shirka Igad oo laga soo saaray warmurtiyeed xambaarsan dhowr qodob oo muhiim ah"},"content":{"rendered":"<p>Ururka waxa uu aad uga walaacsannahay is-bedellada cusub ee ku yimid xiriirka u dhexeeya Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Federaalka ee Itoobiya iyo Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<ol>\n<li>IGAD waxa ay si adag u xaqiijineysa mabda\u2019 lama dhaafaanka ee ilaalinta iyo dhowrista madaxbannaanida, wadajirka iyo midnimada dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya; iyo in macaamil kasta uu ilaaliyo mabaadii&#8217;da asaasiga ah ee kor ku xusan, iyo in heshiis iyo wadaxaajood kasta ay ku dhacaan ogolaanshaha Dawladda Federaalka Soomaaliya.<\/li>\n<li>Waxaan ugu baaqeyna Jamhuuriyadda Federaalka Dimuqraadiga ah ee Itoobiya iyo Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya in ay qaboojiyaan xiisadda, beddelkeedana ay yeeshaan wada hadal wax ku ool ah.<\/li>\n<\/ol>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-506204 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/qodobbo-muhiim-ah.jpg\" alt=\"\" width=\"748\" height=\"768\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/qodobbo-muhiim-ah.jpg 748w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/qodobbo-muhiim-ah-292x300.jpg 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 748px) 100vw, 748px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ururka waxa uu aad uga walaacsannahay is-bedellada cusub ee ku yimid xiriirka u dhexeeya Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Federaalka ee Itoobiya iyo Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. IGAD waxa ay si adag u xaqiijineysa mabda\u2019 lama dhaafaanka ee ilaalinta iyo dhowrista madaxbannaanida, wadajirka iyo midnimada dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya; iyo in macaamil kasta uu ilaaliyo mabaadii&#8217;da asaasiga ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":506206,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-506203","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506203","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=506203"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506203\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":506205,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506203\/revisions\/506205"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/506206"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=506203"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=506203"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=506203"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}