{"id":506182,"date":"2024-01-18T16:27:36","date_gmt":"2024-01-18T13:27:36","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=506182"},"modified":"2024-01-18T16:34:00","modified_gmt":"2024-01-18T13:34:00","slug":"diyaarad-ay-leedahay-shirkadda-jet-oo-shil-ku-gashay-garoonka-ceelbarde-ee-gobolka-bakool","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/diyaarad-ay-leedahay-shirkadda-jet-oo-shil-ku-gashay-garoonka-ceelbarde-ee-gobolka-bakool\/","title":{"rendered":"Diyaarad ay leedahay shirkadda Jet oo shil ku gashay garoonka Ceelbarde ee gobolka Bakool"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Hay&#8217;adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa warsaxaafadeed ka soo saartay diyaarad maanta shil ku gashay ee Garoonka Ceelbarde ee gobolka Bakool, taas oo geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.<\/p>\n<p>Warsaxaafadeedka ka soo baxay Hay\u2019adda ayaa lagu yiri, \u201cHay&#8217;adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (HDRS) waxa ay ummadda Soomaaliyeed u xaqiijinaysaa in diyaaradda nooceedu yahay Fokker 50 (F50) Cargo taargadeedu tahay 5Y-JWG oo u shaqeyneysay shirkada Jet ways ay ka baxday dhabaha ay caga dhigtaan diyaradaha ee Garoonka Ceelbarde manta oo ay taariikhdu tahay 18-January-2024 saacadu na ahayd 11:30 duhurnimo.\u201d<\/p>\n<p>Sidoo kale Hay\u2019adda ayaa warsaxaafadeedka ay soo saartay ku sheegtay in diyaaradda ay saarnaayeen illaa afar qof oo shaqaale ahaa, \u201cDiyaarada waxaa saarnaa 4 qof oo shaqalaha diyaarada (Crew) waxa jira hal dhimasho, iyo hal dhaawac clus.\u201d<\/p>\n<p>Ugu dambeen Hay\u2019adda ayaa sheegtay in ay weli waddo baaritaan la xiriirka shilka, \u201cHay&#8217;adda Dulista Rayidka Soomaaliyeed (HDRS) waxa ay wali ku guda jirtaa baaritaan ku saabsan shilkaas manta dhacay waxa ayna soo saari doontaa warbixin dhamaystiran marka la soo gabagabeeyo baaritaankaas.\u201d<\/p>\n<p style=\"text-align: center;\"><strong>Halkaan hoose ka akhriso warsaxaafadeedka ka soo baxay Hay&#8217;adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"\" src=\"https:\/\/scontent-mrs2-1.xx.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/420169655_3198022137173846_4816830834288936421_n.jpg?stp=dst-jpg_s720x720&amp;_nc_cat=105&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=3635dc&amp;_nc_ohc=w8b7AupWzBwAX8Yy90d&amp;_nc_ht=scontent-mrs2-1.xx&amp;oh=00_AfCvQsRQgvLDRNy4Ickj_FpEx0BVhV7BrPtydcSz6DY9jA&amp;oe=65AD9C0B\" alt=\"May be an image of text\" width=\"1145\" height=\"1604\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Hay&#8217;adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa warsaxaafadeed ka soo saartay diyaarad maanta shil ku gashay ee Garoonka Ceelbarde ee gobolka Bakool, taas oo geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Warsaxaafadeedka ka soo baxay Hay\u2019adda ayaa lagu yiri, \u201cHay&#8217;adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (HDRS) waxa ay ummadda Soomaaliyeed u xaqiijinaysaa in diyaaradda nooceedu yahay Fokker [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":506184,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-506182","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506182","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=506182"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506182\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":506189,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506182\/revisions\/506189"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/506184"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=506182"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=506182"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=506182"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}