{"id":506139,"date":"2024-01-18T12:18:59","date_gmt":"2024-01-18T09:18:59","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=506139"},"modified":"2024-01-18T12:35:21","modified_gmt":"2024-01-18T09:35:21","slug":"shil-diyaaradeed-oo-ka-dhacay-ceelbarde-gobolka-bakool","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shil-diyaaradeed-oo-ka-dhacay-ceelbarde-gobolka-bakool\/","title":{"rendered":"Shil diyaaradeed oo ka dhacay Ceelbarde ee gobolka Bakool"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):-Ugu yaraan hal ruux ayaa ku geeriyooday,qof kalena waa uu ku dhaawacmay kadib shil diyaaradeed oo maanta abaara 11:30 ka dhacay degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool sida uu Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyay Maareeyaha garoonka Ceelbarde C\/fitaax Geedsane<\/p>\n<p>Diyaaradda oo ka duushay Muqdisho, ayaa sidday gargaar Banii&#8217;aadano,waxaana saarnaa\u00a0 afar ruux oo shaqaalaha UN-ka ah gaar ahaan qeybta WFP,Shilka Diyaaradda ayaa ka dhashay kadib markii mid ka mid ah Taayarada uu baxay\u00a0 oo ka weectay\u00a0 wadda ay ku orodaan diyaaradaha, iyadoona diyaaradda gashay dhismo u dhow aagga\u00a0 garoonka.<\/p>\n<p>Wixii war ah oo ka soo kordha halkaan isha ku hay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):-Ugu yaraan hal ruux ayaa ku geeriyooday,qof kalena waa uu ku dhaawacmay kadib shil diyaaradeed oo maanta abaara 11:30 ka dhacay degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool sida uu Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyay Maareeyaha garoonka Ceelbarde C\/fitaax Geedsane Diyaaradda oo ka duushay Muqdisho, ayaa sidday gargaar Banii&#8217;aadano,waxaana saarnaa\u00a0 afar ruux oo shaqaalaha UN-ka ah gaar ahaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":506140,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-506139","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506139","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=506139"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506139\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":506150,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506139\/revisions\/506150"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/506140"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=506139"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=506139"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=506139"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}