{"id":506136,"date":"2024-01-18T11:59:42","date_gmt":"2024-01-18T08:59:42","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=506136"},"modified":"2024-01-18T12:03:27","modified_gmt":"2024-01-18T09:03:27","slug":"ergeyga-gaarka-ah-ee-maraykanka-u-qaabilsan-geeska-afrika-mike-hammer-safar-ku-tegay-kampala","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ergeyga-gaarka-ah-ee-maraykanka-u-qaabilsan-geeska-afrika-mike-hammer-safar-ku-tegay-kampala\/","title":{"rendered":"Ergeyga gaarka ah ee Maraykanka u qaabilsan Geeska Afrika Mike Hammer safar ku tegay Kampala"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ergeyga gaarka ah ee Maraykanka u qaabilsan Geeska Afrika Mike Hammer safar ku tegay Kampala.<\/p>\n<p>Danjire Hammer ayaa magaalada Kampala kaga qeyb galaya shir madaxeedka 42-aad ee aan caadiga ahayn ee madaxda urur goboleedka IGAD, kaasi oo diiradda lagu saarayo xadgudubka Dowladda Itoobiya kula kacday Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dowladda Maraykanka waxa uu soo dhawaynayaa hindisahan dublamaasiyadeed ee IGAD, waxana uu ku celinayaa aqoonsiga Maraykanku u aqoonsaday madaxbannaanida iyo wadajirka dhulleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee xuduudaheeda 1960-kii.<\/p>\n<p>Dalka Uganda ayaa maanta waxa ka socda Shir Madaxeedka Urur goboleedka IGAD halkaas oo looga hadlayo Xadgudubka Itoobiya kula kacday Madaxbanaanida dhulleed ee Dowladda Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ergeyga gaarka ah ee Maraykanka u qaabilsan Geeska Afrika Mike Hammer safar ku tegay Kampala. Danjire Hammer ayaa magaalada Kampala kaga qeyb galaya shir madaxeedka 42-aad ee aan caadiga ahayn ee madaxda urur goboleedka IGAD, kaasi oo diiradda lagu saarayo xadgudubka Dowladda Itoobiya kula kacday Soomaaliya. Dowladda Maraykanka waxa uu soo dhawaynayaa hindisahan dublamaasiyadeed ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":506138,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-506136","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506136","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=506136"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506136\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":506137,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506136\/revisions\/506137"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/506138"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=506136"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=506136"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=506136"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}