{"id":506132,"date":"2024-01-18T11:43:32","date_gmt":"2024-01-18T08:43:32","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=506132"},"modified":"2024-01-18T11:44:15","modified_gmt":"2024-01-18T08:44:15","slug":"dowladda-soomaaliya-oo-soo-dhowaysay-goaankii-golaha-amaanka-iyo-nabadda-midowga-afrika","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-soo-dhowaysay-goaankii-golaha-amaanka-iyo-nabadda-midowga-afrika\/","title":{"rendered":"Dowladda Soomaaliya oo soo dhowaysay go&#8217;aankii Golaha Ammaanka iyo Nabadda Midowga Afrika"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Dowladda Soomaaliya ayaa soo dhaweysay go\u2019aanka golaha ammaanka iyo nabadda Midowga Afrika uu ku muujiyey sida uusan goluhu marnaba u ogoleyn in lagu xad gudbo Madaxbanaanida Dhuleed ee Jamhuuriyadda Soomaaliya.<\/p>\n<p>War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha dibadda JFS ayaa lagu yiri\u201d Waxaan uga mahadcelinayaa Golaha ammaanka iyo nabadda Midowga Afrika xaqiijinta ku aaddan madaxbannaanida waddamada xubnaha ka ah AU, Itoobiya waxay heshiis sharci darro ah la saxeexatay gobolka waqooyi (Somaliland), taasoo xadgudub ku ah madax-banaanida Soomaaliya, dhex dhexaadin ma jirto ilaa Itoobiya ay taas saxdo oo ay ka noqoto MOU-ga sharci darada ah\u201d.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-506133\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/FB_IMG_1705567090952-232x300.jpg\" alt=\"\" width=\"232\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/FB_IMG_1705567090952-232x300.jpg 232w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/FB_IMG_1705567090952.jpg 720w\" sizes=\"auto, (max-width: 232px) 100vw, 232px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Dowladda Soomaaliya ayaa soo dhaweysay go\u2019aanka golaha ammaanka iyo nabadda Midowga Afrika uu ku muujiyey sida uusan goluhu marnaba u ogoleyn in lagu xad gudbo Madaxbanaanida Dhuleed ee Jamhuuriyadda Soomaaliya. War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha dibadda JFS ayaa lagu yiri\u201d Waxaan uga mahadcelinayaa Golaha ammaanka iyo nabadda Midowga Afrika xaqiijinta ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":504457,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-506132","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506132","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=506132"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506132\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":506135,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506132\/revisions\/506135"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/504457"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=506132"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=506132"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=506132"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}