{"id":506096,"date":"2024-01-18T08:44:11","date_gmt":"2024-01-18T05:44:11","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=506096"},"modified":"2024-01-18T09:40:34","modified_gmt":"2024-01-18T06:40:34","slug":"siihayaha-xilka-wasiirka-arrimaha-dibadda-oo-ka-qayb-galay-shir-madaxeedka-dalalka-dhexdhexaadka-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/siihayaha-xilka-wasiirka-arrimaha-dibadda-oo-ka-qayb-galay-shir-madaxeedka-dalalka-dhexdhexaadka-ah\/","title":{"rendered":"Sii hayaha xilka wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka qayb galay shir-madaxeedka dalalka dhexdhexaadka ah"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):-Shir-madaxeedka dalalka dhexdhexaadka ee ka socday Kampala oo maalintii 3-aad galay ayuu shirka ahaa heerka wasiirada Arrimaha Dibadda shir-madaxeedka dalalka dhexdhexaadka ah.<\/p>\n<p>Soomaaliya waxaa ku matalayay Sii hayaha xilka Wasiirka Arrimaha Dibadda ahna wasiiru dowladaha Arrimaha Dibadda Mudane Cali Cumar ( Cali Balcad), isagoo halkaas ka jeediyay khudbad dhinacyo badan taabanaysay, waxuuna xoogeeda kaga hadlay damaca Guracan ee Itoobiya iyo saameynta ay yeelan karto gobolka.<\/p>\n<p>Sii hayaha Safaaradda Soomaaliya ee Uganda Mudane Cabdiladiif Maxamuud Cali ayaa sheegay in maalmahan Uganda ka dhacayaan dhowr shir-madaxeed oo is dulsaaran kuwaas oo maalmaha soo socda Kampala ka dhici doona Sida Shirka wadamada dhexdhexaadka ah (NAM) G77+China, iyo IGAD<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):-Shir-madaxeedka dalalka dhexdhexaadka ee ka socday Kampala oo maalintii 3-aad galay ayuu shirka ahaa heerka wasiirada Arrimaha Dibadda shir-madaxeedka dalalka dhexdhexaadka ah. Soomaaliya waxaa ku matalayay Sii hayaha xilka Wasiirka Arrimaha Dibadda ahna wasiiru dowladaha Arrimaha Dibadda Mudane Cali Cumar ( Cali Balcad), isagoo halkaas ka jeediyay khudbad dhinacyo badan taabanaysay, waxuuna xoogeeda kaga hadlay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":506098,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-506096","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506096","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=506096"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506096\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":506107,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506096\/revisions\/506107"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/506098"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=506096"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=506096"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=506096"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}