{"id":506078,"date":"2024-01-17T17:53:33","date_gmt":"2024-01-17T14:53:33","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=506078"},"modified":"2024-01-17T17:53:33","modified_gmt":"2024-01-17T14:53:33","slug":"hayadda-maaraynta-musiibooyinka-iyo-hayadda-nis-foundation-oo-heshiis-cusub-kala-saxiixday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hayadda-maaraynta-musiibooyinka-iyo-hayadda-nis-foundation-oo-heshiis-cusub-kala-saxiixday\/","title":{"rendered":"Hay&#8217;adda maaraynta musiibooyinka iyo hay&#8217;adda NIS foundation oo heshiis cusub kala saxiixday"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Hay\u2019adda maareynta musiibooyinka iyo hay&#8217;adda NIS Foundation ayaa maanta heshiis is afgarad ah wada saxiixay, kaas oo ka dhacay xarunta dhexe ee hay\u2019adda SoDMA.<\/p>\n<p>Heshiiskan ay gareen labada hay\u2019addood ayaa ku saabsan iska kaashiga hawlo kala duwan oo khuseeya arrimaha isbadalka cimilada, u adkaysiga aafooyinka, In laga wada shaqeeyo sugnaanta cunadda (food security), arimaha ilaalinta deegaanka, isku xirka arrimaha gargaarka deg-degga ah iyo xalalka waara.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha hay\u2019adda SoDMA mudane Maxamuud Macallin Cabdulle iyo agaasimaha hay&#8217;adda NIS Foundation Qaasim Gaabow Ducaale ayaa Qalinka ku jiiday heshiiskan is afgaradka ah, kaas oo wax badan ka tari doono maareynta musiibooynka iyo xalalka waara.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Hay\u2019adda maareynta musiibooyinka iyo hay&#8217;adda NIS Foundation ayaa maanta heshiis is afgarad ah wada saxiixay, kaas oo ka dhacay xarunta dhexe ee hay\u2019adda SoDMA. Heshiiskan ay gareen labada hay\u2019addood ayaa ku saabsan iska kaashiga hawlo kala duwan oo khuseeya arrimaha isbadalka cimilada, u adkaysiga aafooyinka, In laga wada shaqeeyo sugnaanta cunadda (food security), [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":506079,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-506078","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506078","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=506078"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506078\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":506080,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506078\/revisions\/506080"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/506079"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=506078"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=506078"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=506078"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}