{"id":506024,"date":"2024-01-17T11:19:01","date_gmt":"2024-01-17T08:19:01","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=506024"},"modified":"2024-01-17T11:35:46","modified_gmt":"2024-01-17T08:35:46","slug":"dowladda-maraykanka-oo-sheegtay-in-ay-burineyso-heshiiska-sharci-darrada-ah-ee-itoobiya-iyo-soomaaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-maraykanka-oo-sheegtay-in-ay-burineyso-heshiiska-sharci-darrada-ah-ee-itoobiya-iyo-soomaaliland\/","title":{"rendered":"Dowladda Maraykanka oo sheegtay in ay burineyso heshiiska sharci darrada ah ee Itoobiya iyo maamulka Soomaaliland"},"content":{"rendered":"<p>Washington-DC-(SONNA)-Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ay ururrada iyo waddamada ay bah wadaagta yihiin kala shaqeyneyso sidii loo burin lahaa heshiiska sharci darrada ah ee ay dowlada Itoobiya la gashay maamulka gobollada waqooyi ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Madaxa warfaafinta guddiga amniga qaranka Mareykanka, John Kirby ayaa tilmaamay sida marar badan ay ku celceliyeen in dowladda Mareykanku ay taageersan tahay madax bannaanida iyo qarnimada dhuleed ee Soomaaliya ayna tahay in la xushmeeyo.<\/p>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Agaasimaha ayaa sheegay in heshiiska uu carqalad ku yahay dagaalka ay Soomaalida, Afrikaanka iyo saaxiibada caalamiga ah ee gobolka ay kula jiraan khawaarijta.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">\u201cXaaladdaan waxa ay keeneysaa qatar amniga Qaranka ah, taas oo ah mid dhiiri gelin karto xagjiriinta Al-Shabaab oo muddo dheer dagaallo arxan daran ka waday gudaha Soomaaliya\u201d ayaa intaas ku daray John Kirby.<\/div>\n<\/div>\n<p>Dowladda Maraykanka ayaa ku cel-celisay in heshiis ku sheegga maamulka Hargeysa iyo Abiy Axmed uu yahay sharci darro, waxayna Washington sheegtay in aysan oggolaan doonin wixii liddi ku ah midnimada dhuleed ee Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Washington-DC-(SONNA)-Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ay ururrada iyo waddamada ay bah wadaagta yihiin kala shaqeyneyso sidii loo burin lahaa heshiiska sharci darrada ah ee ay dowlada Itoobiya la gashay maamulka gobollada waqooyi ee Soomaaliya. Madaxa warfaafinta guddiga amniga qaranka Mareykanka, John Kirby ayaa tilmaamay sida marar badan ay ku celceliyeen in dowladda Mareykanku ay taageersan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":506027,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-506024","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506024","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=506024"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506024\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":506035,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506024\/revisions\/506035"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/506027"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=506024"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=506024"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=506024"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}