{"id":506009,"date":"2024-01-17T08:43:40","date_gmt":"2024-01-17T05:43:40","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=506009"},"modified":"2024-01-17T08:44:29","modified_gmt":"2024-01-17T05:44:29","slug":"galmudug-oo-dugsiga-hoose-dhexe-iyo-sare-ee-xarardheere-ugu-magac-dartay-mujaahid-suul-nuug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/galmudug-oo-dugsiga-hoose-dhexe-iyo-sare-ee-xarardheere-ugu-magac-dartay-mujaahid-suul-nuug\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Galmudug oo dugsiga hoose dhexe iyo sare ee Xarardheere ugu magac daray mujaahid Suul nuug"},"content":{"rendered":"<p>Xarardheere-(SONNA)-Wasaaradda Waxbarashada Galmudug ayaa dugsiga hoose\/dhexe iyo sare ee degmada Xarardheere ugu magac dartay Shahiid Cabdi Maxamed Sheekh Xasan (Suul Nuug), kaddib soo jeedin ka timid Madaxweynaha dowlad-goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Galmudug ayaa magac bixinta Iskuulkan ka shaaciyay munaasabad lagu xusayay sanadguuradii 1-aad ee kasoo wareegatay markii khawaarijta laga xoreeyay degmada Xarardheere ee dowlad goboleedka Galmudug.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-506010 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/QOORQOOR.jpg\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"1024\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/QOORQOOR.jpg 800w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/QOORQOOR-234x300.jpg 234w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/QOORQOOR-768x983.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xarardheere-(SONNA)-Wasaaradda Waxbarashada Galmudug ayaa dugsiga hoose\/dhexe iyo sare ee degmada Xarardheere ugu magac dartay Shahiid Cabdi Maxamed Sheekh Xasan (Suul Nuug), kaddib soo jeedin ka timid Madaxweynaha dowlad-goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor. Madaxweynaha Galmudug ayaa magac bixinta Iskuulkan ka shaaciyay munaasabad lagu xusayay sanadguuradii 1-aad ee kasoo wareegatay markii khawaarijta laga xoreeyay degmada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":506011,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-506009","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506009","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=506009"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506009\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":506013,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506009\/revisions\/506013"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/506011"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=506009"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=506009"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=506009"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}