{"id":506005,"date":"2024-01-16T20:25:54","date_gmt":"2024-01-16T17:25:54","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=506005"},"modified":"2024-01-16T20:25:54","modified_gmt":"2024-01-16T17:25:54","slug":"hanti-dhowraha-guud-ee-qaranka-oo-qaabilay-sii-hayaha-saafaradda-norwa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hanti-dhowraha-guud-ee-qaranka-oo-qaabilay-sii-hayaha-saafaradda-norwa\/","title":{"rendered":"Hanti-dhowraha guud ee Qaranka oo qaabilay sii hayaha Saafaradda Norwa"},"content":{"rendered":"<p style=\"text-align: left;\">Muqdisho (SONNA): Hantidhowraha Guud ee JFS Abuukaate Axmed Ciise Guutaale ayaa maanta Xafiiska Hantidhowrka Guud ku qaabilay sii hayaha Saafaradda Norway ee Soomaaliya Mudane Carsten Carlsen iyo Madaxa Iskaashiga Saafaradda ee dalalka Kenya iyo Soomaaliya Mudane Erling Hess.<\/p>\n<p>Norway waxay qayb ka tahay bahwadaagta muhiimka ah ee ay Soomaaliya ka kaashato dib u dhiska hay\u2019adaha iyo hormarinta dowlad wanaagga, waxayna qayb ka tahay heshiis ka dhexeeya Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS, Hay\u2019adda Horumarinta (IDI) iyo Ururka Hay\u2019adaha Hantidhowrada Guud ee Afrika ee ku hadla Afka Ingiriisiga (AFROSAI-E).<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Hantidhowraha Guud ee JFS Abuukaate Axmed Ciise Guutaale ayaa maanta Xafiiska Hantidhowrka Guud ku qaabilay sii hayaha Saafaradda Norway ee Soomaaliya Mudane Carsten Carlsen iyo Madaxa Iskaashiga Saafaradda ee dalalka Kenya iyo Soomaaliya Mudane Erling Hess. Norway waxay qayb ka tahay bahwadaagta muhiimka ah ee ay Soomaaliya ka kaashato dib u dhiska hay\u2019adaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":506006,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-506005","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506005","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=506005"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506005\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":506007,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506005\/revisions\/506007"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/506006"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=506005"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=506005"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=506005"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}