{"id":505997,"date":"2024-01-16T15:33:16","date_gmt":"2024-01-16T12:33:16","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=505997"},"modified":"2024-01-16T15:33:58","modified_gmt":"2024-01-16T12:33:58","slug":"200-qof-oo-macluul-ugu-dhimatay-ethiopia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/200-qof-oo-macluul-ugu-dhimatay-ethiopia\/","title":{"rendered":"200 qof oo macluul ugu dhimatay Ethiopia"},"content":{"rendered":"<p>Addis Ababa-(SONNA)-Ilaa 225 qof &#8211; oo ay ku jiraan carruur &#8211; ayaa macaluul ugu dhintay gobolka Tigray ee ay abaaraha iyo colaadaha saameeyeen lixdii bil ee la soo dhaafay, sida ay xaqiijiyeen mas&#8217;uuliyiinta deegaanka.<\/p>\n<p>Ku dhowaad dhimashada ilaa- 209 qof ayaa laga diiwaan geliyay miyiga Edga Arbi, sida TV maxalli ah uu ka soo xigtay saraakiisha caafimaadka .<\/p>\n<p>Deegaan kale, 16 qof, oo ku barakacay dagaalkii sokeeye ee sida arxan darrada ah halkaas uga socday muddo laba sanno ah, ayaa lagu soo waramayaa inay gaajo u dhinteen.<\/p>\n<p>Saraakiisha Tigreega ayaa horay uga digay inay dhacdo ama qarka loo saran yahay macaluul la mid ah tii Itoobiya ku habsatey bartamihii 80-meeyadii, xilligaas oo ay ku dhinteen boqollaal kun oo carruur iyo dad waaweyn intaba.<\/p>\n<p>Sida laga soo xigtay Qaramada Midoobay, in ka badan 20 milyan oo qof ayaa u baahan cunto gargaar ah gudaha Itoobiya sababo la xiriira colaadaha, abaaraha iyo fatahaadaha.<\/p>\n<p>Ethiopia ayaa u muuqata mid iska indha tiraysa wax ka qabashada dhibaatooyinkaasi baaxadda leh ee dhanka dakhiliga ah, waxaana dhowaan ay si ka baxsan xeerarka caalamiga ah u faragelisay madax bannaanida iyo qaranimada Soomaaliya, tallaabadaas oo ay aad uga dhiidhiyeen shacabka iyo dowladda Soomaaliya intaba.<\/p>\n<p>XIGASHO BBC-SONNA<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Addis Ababa-(SONNA)-Ilaa 225 qof &#8211; oo ay ku jiraan carruur &#8211; ayaa macaluul ugu dhintay gobolka Tigray ee ay abaaraha iyo colaadaha saameeyeen lixdii bil ee la soo dhaafay, sida ay xaqiijiyeen mas&#8217;uuliyiinta deegaanka. Ku dhowaad dhimashada ilaa- 209 qof ayaa laga diiwaan geliyay miyiga Edga Arbi, sida TV maxalli ah uu ka soo xigtay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":505999,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-505997","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/505997","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=505997"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/505997\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":505998,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/505997\/revisions\/505998"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/505999"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=505997"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=505997"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=505997"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}