{"id":505987,"date":"2024-01-16T14:00:41","date_gmt":"2024-01-16T11:00:41","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=505987"},"modified":"2024-01-16T14:00:41","modified_gmt":"2024-01-16T11:00:41","slug":"garsoore-soomaaliyeed-oo-caawa-dhex-dhexaadin-doona-koobka-qaramada-qaaradda-afrika","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/garsoore-soomaaliyeed-oo-caawa-dhex-dhexaadin-doona-koobka-qaramada-qaaradda-afrika\/","title":{"rendered":"Garsoore Soomaaliyeed oo caawa dhex-dhexaadin doona Koobka Qaramada Qaaradda Afrika"},"content":{"rendered":"<p>Abidjan-(SONNA)-Garsoore Soomaaliyeed ayaa caawa markii ugu horraysay dhex-dhexaadin doona ciyaar ka tirsan Koobka Qaramada Qaaradda Afrika 2024-ka.<\/p>\n<p>Garsoore Cumar C\/qaadir Cartan ayaa caawa dhex-dhexaadin doona ciyaarta adag ee u dhaxeysa Tunisia iyo Namibia, taasi oo ka dhici doonta dalka Ivory Coast.<\/p>\n<p>Garsoore Cumar C\/qaadir Cartan ayaa dhawaan kusoo baxay liiska garsoorayaasha sanadkan kasoo muuqanaya Koobka Qaramada Qaaradda Afrika 2023-ka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Abidjan-(SONNA)-Garsoore Soomaaliyeed ayaa caawa markii ugu horraysay dhex-dhexaadin doona ciyaar ka tirsan Koobka Qaramada Qaaradda Afrika 2024-ka. Garsoore Cumar C\/qaadir Cartan ayaa caawa dhex-dhexaadin doona ciyaarta adag ee u dhaxeysa Tunisia iyo Namibia, taasi oo ka dhici doonta dalka Ivory Coast. Garsoore Cumar C\/qaadir Cartan ayaa dhawaan kusoo baxay liiska garsoorayaasha sanadkan kasoo muuqanaya Koobka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":505988,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[85,94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-505987","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-ciyaaraha","8":"category-gudaha","9":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/505987","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=505987"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/505987\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":505989,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/505987\/revisions\/505989"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/505988"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=505987"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=505987"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=505987"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}