{"id":505983,"date":"2024-01-16T13:26:07","date_gmt":"2024-01-16T10:26:07","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=505983"},"modified":"2024-01-16T13:26:37","modified_gmt":"2024-01-16T10:26:37","slug":"booliska-oo-war-kasoo-saaray-qarax-ka-dhacay-xamar-weyne","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/booliska-oo-war-kasoo-saaray-qarax-ka-dhacay-xamar-weyne\/","title":{"rendered":"Booliska oo war kasoo saaray qarax ka dhacay Xamar weyne"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Taliska Booliska gobolka Banaadir ayaa sheegay in qof naftii hallige ahaa uu isku qarxiyay bannaanka hore ee maqaayadda Al-Hindi oo ku taalla degmada Xamar weyne xilli ay eryanayeen ciidamada ammaanka.<\/p>\n<p>Booliska ayaa sheegay inay ku dhinteen seddex ruux halka ay ku dhaawacmeen laba qof oo goobta ka ag-dhawaa.<\/p>\n<p>Booliska ayaa sheegay in goobta uu qaraxu ka dhacay ay ka socdaan baaritaanno, dibna ay kasoo saari doonaan faah-faahinno dheeri ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Taliska Booliska gobolka Banaadir ayaa sheegay in qof naftii hallige ahaa uu isku qarxiyay bannaanka hore ee maqaayadda Al-Hindi oo ku taalla degmada Xamar weyne xilli ay eryanayeen ciidamada ammaanka. Booliska ayaa sheegay inay ku dhinteen seddex ruux halka ay ku dhaawacmeen laba qof oo goobta ka ag-dhawaa. Booliska ayaa sheegay in goobta uu qaraxu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":505984,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-505983","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/505983","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=505983"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/505983\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":505986,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/505983\/revisions\/505986"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/505984"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=505983"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=505983"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=505983"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}