{"id":505977,"date":"2024-01-16T13:16:46","date_gmt":"2024-01-16T10:16:46","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=505977"},"modified":"2024-01-16T13:16:46","modified_gmt":"2024-01-16T10:16:46","slug":"xoghayaha-joogtada-ah-ee-wasaaradda-arrimaha-dibadda-jfs-oo-ka-qayb-galay-shirka-waddamada-dhex-dhexaadka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xoghayaha-joogtada-ah-ee-wasaaradda-arrimaha-dibadda-jfs-oo-ka-qayb-galay-shirka-waddamada-dhex-dhexaadka\/","title":{"rendered":"Xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda arrimaha dibadda JFS oo ka qayb galay shirka waddamada dhex-dhexaadka"},"content":{"rendered":"<p>Kampala-(SONNA)-Waxaa maalintii labaad ka soconaya magaalada Kampala ee dalka Yugaandha shirka waddamada dhex-dhexaadka ah oo ay Soomaaliya xubin ka tahay.<\/p>\n<p>Shirka ayaa looga hadli doonaa sare u qaadidda siyaasadda iyo horumarinta Ururka ay ku mideysan yihiin waddamada dhex-dhexaadka ah, dhaqaalaha iyo arrimaha bulshada.<\/p>\n<p>Xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda arrimaha dibadda JFS Xamse Aadan Xaadow oo shikaasi ka qayb galay ayaa ka war bixiyay dhowr shir-madaxeed oo si is daba joog ah, kuwaas oo ka socda Magaalada Kampala.<\/p>\n<p>Shirarka ka socda Kampala ayaa waxaa ka mid ah kulan looga jawaabaya duullaanka qaawan ee Itoobiya ay ku soo qaadday dhulka jamhuuriyadda Soomaaliya kaas oo dhici doona 18-ka bishan.<\/p>\n<p>Xoghayaha ayaa sheegay in ay ku dedaalayaan sidii ay waddamada gobolka ugu dhaadhicin lahaayeen gardarrada Itoobiya ay kusoo damaacineyso badda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Xoghaye, Xamse Aadan Xaadow ayaa sheegay in shirarka socda ay kusoo biiri doonaan maalamaha soo socda wasiiru dowlaha wasaaradda arrimaha dibedda ahna ku simaha wasiirka wasaaradda iyo madaxweynaha Qaranka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kampala-(SONNA)-Waxaa maalintii labaad ka soconaya magaalada Kampala ee dalka Yugaandha shirka waddamada dhex-dhexaadka ah oo ay Soomaaliya xubin ka tahay. Shirka ayaa looga hadli doonaa sare u qaadidda siyaasadda iyo horumarinta Ururka ay ku mideysan yihiin waddamada dhex-dhexaadka ah, dhaqaalaha iyo arrimaha bulshada. Xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda arrimaha dibadda JFS Xamse Aadan Xaadow oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":505980,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-505977","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/505977","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=505977"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/505977\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":505981,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/505977\/revisions\/505981"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/505980"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=505977"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=505977"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=505977"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}