{"id":505958,"date":"2024-01-16T11:13:05","date_gmt":"2024-01-16T08:13:05","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=505958"},"modified":"2024-01-16T11:13:38","modified_gmt":"2024-01-16T08:13:38","slug":"shacabka-gobalka-awdal-oo-wali-wada-banaanbax-looga-soo-horjeedo-damaca-gurracan-ee-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shacabka-gobalka-awdal-oo-wali-wada-banaanbax-looga-soo-horjeedo-damaca-gurracan-ee-itoobiya\/","title":{"rendered":"Shacabka gobalka Awdal oo wali wada Banaanbax looga soo horjeedo damaca gurracan ee Itoobiya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan gobolka Awdal Waqooyiga Soomaaliya ayaa wali halkaasi ka wada bannaan baxyo ka dhan ah damaca gurracan ee Itoobiya iyo maamulka waqtigiisu dhamaaday ee Muuse Biixi Cabdi.<\/p>\n<p>Kumanaan dibed baxayaal ah oo ay shucuurtoodu aad u kacsan tahay ayaa isugu soo baxay waddooyinka magaalada Boorama iyo degaanno ka tirsan gobolka Awdal, kuwaas oo ku dhawaaqayay ereyo ka dhan damaca foosha xun ee Itoobiya.<\/p>\n<p>Shacabka oo watay boorar ka dhan ah heshiis ku sheegga ay wada galeen Muuse Biixi iyo Abiy Axmed ayaa waxay wacad ku mareen in ay gacmaha ka laaban doonin haddii ay xukuumadda Addis Ababa ku dhaqaaqdo fulinta riyadooda waallida ah.<\/p>\n<p>Shacabka ku dhaqan gobollada Awdal iyo Togdheer ayaa maalmahan ka fal celinayay heshiis ku sheegga Itoobiya ay la gashay hoggaanka Muuse Biixi.<\/p>\n<p>Maamulka uu waqtigiisu dhammaaday ee Muuse Biixi ayaa wada cabburin ka dhan ah shacabka, Culimada, Saxaafadda iyo wax garadka bulshada, si loo qariyo dareenka bulshadu ay ku diiddan tahay hirgelinta damaca Itoobiya.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-505962 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/BADDA-1.png\" alt=\"\" width=\"698\" height=\"398\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/BADDA-1.png 698w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/BADDA-1-300x171.png 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 698px) 100vw, 698px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-505961 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/BADDA.png\" alt=\"\" width=\"699\" height=\"394\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/BADDA.png 699w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/BADDA-300x169.png 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 699px) 100vw, 699px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-505960 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/BADDA2.png\" alt=\"\" width=\"697\" height=\"399\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/BADDA2.png 697w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/BADDA2-300x172.png 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 697px) 100vw, 697px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-505959 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/BADDA3.png\" alt=\"\" width=\"698\" height=\"402\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/BADDA3.png 698w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/BADDA3-300x173.png 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 698px) 100vw, 698px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan gobolka Awdal Waqooyiga Soomaaliya ayaa wali halkaasi ka wada bannaan baxyo ka dhan ah damaca gurracan ee Itoobiya iyo maamulka waqtigiisu dhamaaday ee Muuse Biixi Cabdi. Kumanaan dibed baxayaal ah oo ay shucuurtoodu aad u kacsan tahay ayaa isugu soo baxay waddooyinka magaalada Boorama iyo degaanno ka tirsan gobolka Awdal, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":505962,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-505958","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/505958","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=505958"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/505958\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":505964,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/505958\/revisions\/505964"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/505962"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=505958"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=505958"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=505958"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}