{"id":505925,"date":"2024-01-15T21:50:26","date_gmt":"2024-01-15T18:50:26","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=505925"},"modified":"2024-01-15T21:50:26","modified_gmt":"2024-01-15T18:50:26","slug":"taliyaha-qeybta-21-aad-ee-cxd-oo-kormeer-ku-tagay-ciidanka-ku-sugan-furmaha-koofurta-gobolka-mudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taliyaha-qeybta-21-aad-ee-cxd-oo-kormeer-ku-tagay-ciidanka-ku-sugan-furmaha-koofurta-gobolka-mudug\/","title":{"rendered":"Taliyaha qeybta 21-aad ee CXD oo kormeer ku tagay ciidanka ku sugan furmaha koofurta gobolka Mudug"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: 18px;\">Muqdisho (SONNA):- Taliyaha qeybta 21-aad ee ciidanka dhulka xoogga dalka G\/le sare Cabdi Salaad Cali iyo saraakiil kale ayaa kormeer shaqo ugu tegay ciidamo ka tirsan guutada 27-ad ee ciidanka xooga dalka soomaaliyeed.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: 18px;\">Ciidamada ay maanta kormeereen Taliyaha iyo saraashiisha kale ayaa qeyb ka ah geesiyaasha xoogga dalka ee furmaha koofurta Gobolka Mudug ku baacsanayah khawaarijta gabalkoodu dhacay ee ku dhuumaaleysanaya dhulka howdka ah.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: 18px;\">Sidoo kale Taliyaha qeybta 21-aad ee ciidanka dhulka xoogga dalka G\/le sare Cabdi Salaad Calin ayaa ciidanka ku amaanay sida ay ugu diyaar-garoobeen howlgalada dalka looga\u00a0 sifeynayo kooxda arxanka daran ee Ugus.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: 18px;\">Taliye Cabdi Salaad ayaa Ciidanka Faray iney sii\u00a0 laba jibaaraan howlgalada ka dhanka ah argagaixisada si dhagarta cadowga looga badbaadiyo shacabka , guud ahaan dalkana looga xoreeyo khawaarijta.<\/span><!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_240115_214814_579.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Taliyaha qeybta 21-aad ee ciidanka dhulka xoogga dalka G\/le sare Cabdi Salaad Cali iyo saraakiil kale ayaa kormeer shaqo ugu tegay ciidamo ka tirsan guutada 27-ad ee ciidanka xooga dalka soomaaliyeed. Ciidamada ay maanta kormeereen Taliyaha iyo saraashiisha kale ayaa qeyb ka ah geesiyaasha xoogga dalka ee furmaha koofurta Gobolka Mudug ku baacsanayah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":505926,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-505925","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/505925","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=505925"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/505925\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":505927,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/505925\/revisions\/505927"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/505926"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=505925"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=505925"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=505925"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}