{"id":505911,"date":"2024-01-15T15:25:35","date_gmt":"2024-01-15T12:25:35","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=505911"},"modified":"2024-01-15T15:26:52","modified_gmt":"2024-01-15T12:26:52","slug":"raiisal-wasaare-xamsa-oo-shacabka-somaliland-ugu-baaqay-in-ay-u-istaagaan-difaaca-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisal-wasaare-xamsa-oo-shacabka-somaliland-ugu-baaqay-in-ay-u-istaagaan-difaaca-dalka\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisal wasaare Xamsa oo shacabka Somaliland ugu baaqay in ay u istaagaan difaaca dalka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):- Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa si qoto dheer kaga hadlay damaca gurracan ee Itoobiya, isagoo fariin u diray shacabka ku nool deegaannada gobollada Waqooyi (Somaliland), oo ku aaddan in ay ka qeyb qaataan difaaca dalka.<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisal wasaaraha ayaa ugu baaqay Shacabka Somaliland meel walba ay oo joogaan in ay u istaagaan difaaca dalka, isagoo uga mahadceliyay\u00a0sida geesinimada, run sheegga, waddaniyadda iyo Soomaalinimada leh ee ay uga dhiidhiyeen damaca gurracan ee Itoobiya.<\/p>\n<div id=\":rc5:\" class=\"x1n2onr6\">\n<div class=\"x1n2onr6\">\n<div class=\"x78zum5 xdt5ytf x6ikm8r x10wlt62 x1n2onr6\">\n<div class=\"x6ikm8r x10wlt62 x1n2onr6\">\n<div class=\"x1n2onr6\">\n<div class=\"x6s0dn4 x1jx94hy x78zum5 xdt5ytf x6ikm8r x10wlt62 x1n2onr6 xh8yej3\">\n<div>\n<div class=\"xqtp20y x6ikm8r x10wlt62 x1n2onr6\">&#8221; Dadka Soomaaliyeed ee Waqooyiga Soomaaliya degan (Somaliland), waxaan rabaa inaan iraahdo Soomaaliyeey 30-sano iyo ka badan ayay odayaasha hadda idin hor socdaayi reerka dhaanka u rareen, waxay idinku yiraahdeen meel barwaaqo ah ayaa geeddigu ku fureynaa, Soomaaliya naga leexiya, ha ina tusina, meel Soomaalidi surin ayna qaadin oo Soomaali joogin oo barwaaqo ah oo roobku ka da&#8217;o oo ( ever-gareen ah) ayaa idin geynaa idin ku dhaheen, waa u sacbiseen oo waxaa ku dhahdeen waa saxan tihiine na wada abaarta Soomaaliya iyo kuleelkeeda, meel ka fiican oo ka qurux badan na geeya, 30-sano ayaa daba socoteen, odayaashii sey u sii socdeen mahlako ayay idin ku rideen, waa u jeedaan haadaan bey idinka tuureen, Jinsiyadiinii iyo duriyadiinii ayay cagta mariyeen&#8217; tallaabada xigtayna waxay yiraahdeen dhulkii waa dhiibnay qalaas,&#8221; ayuu yiri Ra&#8217;iisal wasaare Xamsa.<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Sidoo kale, Ra&#8217;iisal wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa tilmaamay in <span class=\"s1\">dhulkii aad u diidi jirteen in gumeystihii ilmihiisa ay ku dhashaan uu maanta markale soo hamiyo, wuxuu dhinaca kale, carabka ku adkeeyay in aysan marnaba suurta gal noqon doonin in taako ka mid ah dhulkeenna uu cadow shisheeye qaato ama soo hamiyo.<\/span><\/div>\n<p>Ra&#8217;iisal wasaaraha ayaa hadalkan ka jeediyay\u00a0 munaasabad lagu xusayay sanad guuradii 25-aad ee aasaaska dalladda waxbarashada FPENS, isagoo sheegay in Xukuumadda DanQaran ay ahmiyad weyn siisayo horumarinta waxbarashada dalka, isagoo ku ammaanay dalladda dadaalkii ay gelisay kor u qaadista waxbarashada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):- Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa si qoto dheer kaga hadlay damaca gurracan ee Itoobiya, isagoo fariin u diray shacabka ku nool deegaannada gobollada Waqooyi (Somaliland), oo ku aaddan in ay ka qeyb qaataan difaaca dalka. Ra&#8217;iisal wasaaraha ayaa ugu baaqay Shacabka Somaliland meel walba ay oo joogaan in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":505840,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-505911","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/505911","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=505911"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/505911\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":505913,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/505911\/revisions\/505913"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/505840"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=505911"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=505911"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=505911"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}