{"id":505843,"date":"2024-01-14T17:52:46","date_gmt":"2024-01-14T14:52:46","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=505843"},"modified":"2024-01-14T18:19:38","modified_gmt":"2024-01-14T15:19:38","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-oo-goordhow-gaaray-magaalada-dhuusamareeb","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-xasan-sheekh-oo-goordhow-gaaray-magaalada-dhuusamareeb\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh oo dardargalinaya dagaalka dalka looga sifeynayo Khawaarijta ayaa gaaray Magaalada Dhuusamareeb"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dardargalinaya howgallada dalka looga sifeynayo Khawaarijta ayaa goordhow gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug,\u00a0halkaas oo uu ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye iyo xubno ka tirsan goleyaasha Dowladda.<\/p>\n<p>Safarka Madaxweyne Xasan Shiikh Maxmauud ee Galmudug ayaa la xariira dhammeystirka howlgalka ka dhanka ah Khawaarijta ee ka socda deegaannada Galmudug.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh oo markii dib loo doortay ku dhawaaqay dagaalka ballaaran oo ka dhan ah cadowga khawaarijta ayaa saldhiggiisa ugu weyn ee uu dagaalka ka hoggaaminayo ka dhigay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug, waxanna tan iyo markaas\u00a0 ciidamadda xoogga dalka oo kaashanaya ciidamadda deegaanka ay maleyshiyada shabaab ka xoreeyeen degmooyin iyo magaalooyin badan oo ay shacabka ku dhibaateynayeen.<\/p>\n<p>Goordhow ayuuna Madaxweynuhu ka dagay magaalada Dhuusamareeb halkaas oo uu ka hoggaamin doonoo dhammeystirka howlgalka ka dhanka ah Khawaarijta ee ka socda deegaannada Galmudug.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-505844\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-goordhow-gaaray-Magaalada-Dhuusamareeb-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1440\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-goordhow-gaaray-Magaalada-Dhuusamareeb-1.jpg 1440w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-goordhow-gaaray-Magaalada-Dhuusamareeb-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-goordhow-gaaray-Magaalada-Dhuusamareeb-1-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-goordhow-gaaray-Magaalada-Dhuusamareeb-1-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-goordhow-gaaray-Magaalada-Dhuusamareeb-1-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-goordhow-gaaray-Magaalada-Dhuusamareeb-1-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-goordhow-gaaray-Magaalada-Dhuusamareeb-1-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-goordhow-gaaray-Magaalada-Dhuusamareeb-1-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1440px) 100vw, 1440px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-505845\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-goordhow-gaaray-Magaalada-Dhuusamareeb-2.jpg\" alt=\"\" width=\"1440\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-goordhow-gaaray-Magaalada-Dhuusamareeb-2.jpg 1440w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-goordhow-gaaray-Magaalada-Dhuusamareeb-2-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-goordhow-gaaray-Magaalada-Dhuusamareeb-2-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-goordhow-gaaray-Magaalada-Dhuusamareeb-2-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-goordhow-gaaray-Magaalada-Dhuusamareeb-2-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-goordhow-gaaray-Magaalada-Dhuusamareeb-2-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-goordhow-gaaray-Magaalada-Dhuusamareeb-2-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-goordhow-gaaray-Magaalada-Dhuusamareeb-2-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1440px) 100vw, 1440px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-505846\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-goordhow-gaaray-Magaalada-Dhuusamareeb-3.jpg\" alt=\"\" width=\"1440\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-goordhow-gaaray-Magaalada-Dhuusamareeb-3.jpg 1440w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-goordhow-gaaray-Magaalada-Dhuusamareeb-3-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-goordhow-gaaray-Magaalada-Dhuusamareeb-3-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-goordhow-gaaray-Magaalada-Dhuusamareeb-3-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-goordhow-gaaray-Magaalada-Dhuusamareeb-3-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-goordhow-gaaray-Magaalada-Dhuusamareeb-3-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-goordhow-gaaray-Magaalada-Dhuusamareeb-3-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-goordhow-gaaray-Magaalada-Dhuusamareeb-3-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1440px) 100vw, 1440px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-505847\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-goordhow-gaaray-Magaalada-Dhuusamareeb-4.jpg\" alt=\"\" width=\"1440\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-goordhow-gaaray-Magaalada-Dhuusamareeb-4.jpg 1440w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-goordhow-gaaray-Magaalada-Dhuusamareeb-4-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-goordhow-gaaray-Magaalada-Dhuusamareeb-4-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-goordhow-gaaray-Magaalada-Dhuusamareeb-4-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-goordhow-gaaray-Magaalada-Dhuusamareeb-4-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-goordhow-gaaray-Magaalada-Dhuusamareeb-4-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-goordhow-gaaray-Magaalada-Dhuusamareeb-4-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-goordhow-gaaray-Magaalada-Dhuusamareeb-4-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1440px) 100vw, 1440px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-505848\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-goordhow-gaaray-Magaalada-Dhuusamareeb-5.jpg\" alt=\"\" width=\"1440\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-goordhow-gaaray-Magaalada-Dhuusamareeb-5.jpg 1440w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-goordhow-gaaray-Magaalada-Dhuusamareeb-5-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-goordhow-gaaray-Magaalada-Dhuusamareeb-5-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-goordhow-gaaray-Magaalada-Dhuusamareeb-5-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-goordhow-gaaray-Magaalada-Dhuusamareeb-5-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-goordhow-gaaray-Magaalada-Dhuusamareeb-5-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-goordhow-gaaray-Magaalada-Dhuusamareeb-5-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-goordhow-gaaray-Magaalada-Dhuusamareeb-5-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1440px) 100vw, 1440px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-505849\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-goordhow-gaaray-Magaalada-Dhuusamareeb-6.jpg\" alt=\"\" width=\"1440\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-goordhow-gaaray-Magaalada-Dhuusamareeb-6.jpg 1440w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-goordhow-gaaray-Magaalada-Dhuusamareeb-6-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-goordhow-gaaray-Magaalada-Dhuusamareeb-6-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-goordhow-gaaray-Magaalada-Dhuusamareeb-6-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-goordhow-gaaray-Magaalada-Dhuusamareeb-6-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-goordhow-gaaray-Magaalada-Dhuusamareeb-6-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-goordhow-gaaray-Magaalada-Dhuusamareeb-6-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-goordhow-gaaray-Magaalada-Dhuusamareeb-6-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1440px) 100vw, 1440px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-505850\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-goordhow-gaaray-Magaalada-Dhuusamareeb-7.jpg\" alt=\"\" width=\"1440\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-goordhow-gaaray-Magaalada-Dhuusamareeb-7.jpg 1440w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-goordhow-gaaray-Magaalada-Dhuusamareeb-7-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-goordhow-gaaray-Magaalada-Dhuusamareeb-7-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-goordhow-gaaray-Magaalada-Dhuusamareeb-7-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-goordhow-gaaray-Magaalada-Dhuusamareeb-7-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-goordhow-gaaray-Magaalada-Dhuusamareeb-7-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-goordhow-gaaray-Magaalada-Dhuusamareeb-7-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-goordhow-gaaray-Magaalada-Dhuusamareeb-7-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1440px) 100vw, 1440px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-505851\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-goordhow-gaaray-Magaalada-Dhuusamareeb-8.jpg\" alt=\"\" width=\"1440\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-goordhow-gaaray-Magaalada-Dhuusamareeb-8.jpg 1440w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-goordhow-gaaray-Magaalada-Dhuusamareeb-8-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-goordhow-gaaray-Magaalada-Dhuusamareeb-8-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-goordhow-gaaray-Magaalada-Dhuusamareeb-8-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-goordhow-gaaray-Magaalada-Dhuusamareeb-8-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-goordhow-gaaray-Magaalada-Dhuusamareeb-8-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-goordhow-gaaray-Magaalada-Dhuusamareeb-8-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-oo-goordhow-gaaray-Magaalada-Dhuusamareeb-8-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1440px) 100vw, 1440px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dardargalinaya howgallada dalka looga sifeynayo Khawaarijta ayaa goordhow gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug,\u00a0halkaas oo uu ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye iyo xubno ka tirsan goleyaasha Dowladda. Safarka Madaxweyne Xasan Shiikh Maxmauud ee Galmudug ayaa la xariira dhammeystirka howlgalka ka dhanka ah Khawaarijta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":38,"featured_media":505847,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[1142],"class_list":{"0":"post-505843","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-madaxweyne-xasan-sheekh-oo-goordhow-gaaray-magaalada-dhuusamareeb"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/505843","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/38"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=505843"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/505843\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":505855,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/505843\/revisions\/505855"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/505847"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=505843"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=505843"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=505843"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}