{"id":505760,"date":"2024-01-14T09:51:08","date_gmt":"2024-01-14T06:51:08","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=505760"},"modified":"2024-01-14T09:56:42","modified_gmt":"2024-01-14T06:56:42","slug":"dagaalka-gaza-oo-galay-maalintii-100-aad-iyo-dadka-dunida-oo-ku-baaqay-xabad-joojin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dagaalka-gaza-oo-galay-maalintii-100-aad-iyo-dadka-dunida-oo-ku-baaqay-xabad-joojin\/","title":{"rendered":"Dagaalka Gaza oo galay maalintii 100-aad iyo dadka dunida oo ku baaqay xabbad-joojin"},"content":{"rendered":"<p>Dad aad u farabadan oo taageersan qadiyadda reer Falastiin ayaa bannaanbaxyo lagu dalbanayo xabad-joojin ka dhigay dalal badan oo dunida ah.<\/p>\n<p>Mudaaharaadyada lagu taageeraayo Falastiiniyiinta oo ka dhacay adduunka oo dhan &#8211; laga bilaabo Johannesburg illaa Washington, DC ,waxa uu ujeedku yahay in la joojiyo xasuuqa Israel ee ka socda Gaza.<\/p>\n<p>Kaqeybgalayaasha dibadbaxyadaasi ayaa ku baaqay in la sameeyo xabad-joojin lagu badbaadinaayo dadka rayidka ah ee u baahan gargaarka biniaadanimo sida cunto , dawo shiidaal .<\/p>\n<p>Dibadbaxyadan ayaa imaanaya xilli maalintii100-aad ay socdaan gumaadka Israel ay ka waddo dhulka Gaza.<\/p>\n<p>Dhinaca kale,Weerar habeenimadii xalay ciidamada Israa\u2019iil ay ku qaadeen guri ku yaalla Rafah ayaa dilay 14 falastiiniyiin ah oo ay ku jirto gabar labo jir ah.<\/p>\n<p>Sidoo kale,cagaf-cagafyada Israel ayaa galay Jenin oo ku taal Daanta Galbeed ee la haysto, sida ay sheegeen ilo maxalli ah.<\/p>\n<p>Ugu yaraan 23,843 qof ayaa la dilay,in ka badan 60,317 waxaa lagu dhaawacay weerarrada Israa\u2019iil ee Gaza tan iyo 7-dii Oktoobar.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dad aad u farabadan oo taageersan qadiyadda reer Falastiin ayaa bannaanbaxyo lagu dalbanayo xabad-joojin ka dhigay dalal badan oo dunida ah. Mudaaharaadyada lagu taageeraayo Falastiiniyiinta oo ka dhacay adduunka oo dhan &#8211; laga bilaabo Johannesburg illaa Washington, DC ,waxa uu ujeedku yahay in la joojiyo xasuuqa Israel ee ka socda Gaza. Kaqeybgalayaasha dibadbaxyadaasi ayaa ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":505765,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-505760","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/505760","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=505760"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/505760\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":505767,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/505760\/revisions\/505767"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/505765"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=505760"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=505760"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=505760"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}