{"id":505706,"date":"2024-01-13T12:33:12","date_gmt":"2024-01-13T09:33:12","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=505706"},"modified":"2024-01-13T12:35:41","modified_gmt":"2024-01-13T09:35:41","slug":"madaxweyne-xasan-sheikhsoomaaliyeey-dhulka-yuusan-ina-dhaafin-ee-aan-difaacano","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-xasan-sheikhsoomaaliyeey-dhulka-yuusan-ina-dhaafin-ee-aan-difaacano\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheikh&#8221;Soomaaliyeey dhulka yuusan ina dhaafin ee aan difaacano&#8221;,"},"content":{"rendered":"<div class=\"\" dir=\"auto\">\n<div id=\":r1vo:\" class=\"x1iorvi4 x1pi30zi x1l90r2v x1swvt13\" data-ad-comet-preview=\"message\" data-ad-preview=\"message\">\n<div class=\"x78zum5 xdt5ytf xz62fqu x16ldp7u\">\n<div class=\"xu06os2 x1ok221b\">\n<div class=\"xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Muqdisho,(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqay Shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay ku sugan yihiin in ay difaacdaan oo uusan dhaafin dhulkooda, loona ogolaan in uu cadow gudeed iyo mid dibadeed ku soo xadgudbo.<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Sidoo kale, madaxweynaha ayaa faray qof kasta oo Soomaali ah inuu ka qeyb qaato dadaallada lagu doonayo in lagu diido damaca Itoobiya ee badda Soomaaliya.<\/div>\n<div class=\"\" dir=\"auto\">\n<div id=\":r1vo:\" class=\"x1iorvi4 x1pi30zi x1l90r2v x1swvt13\" data-ad-comet-preview=\"message\" data-ad-preview=\"message\">\n<div class=\"x78zum5 xdt5ytf xz62fqu x16ldp7u\">\n<div class=\"xu06os2 x1ok221b\">\n<div class=\"xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs x126k92a\">\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">&#8221; Soomaaliyeey dhulka haddii uu na dhaafo noo soo noqon maayo, maanta ayuu gacanteenna ku jiraa yaanu na dhaafin, war qof kasta oo Soomaali ahaw da&#8217; kasta ahaw, maqaan kasta la haw, meel kasta caalamka iyo Soomaaliya gudaheeda uga noolow, waxaana maanta isku direynaa is fareynaa waxay tahay carada, dhulkeenna aan ilaashano,&#8221; ayuu yiri madaxweynaha.<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div class=\"\" dir=\"auto\">\n<div id=\":r1vo:\" class=\"x1iorvi4 x1pi30zi x1l90r2v x1swvt13\" data-ad-comet-preview=\"message\" data-ad-preview=\"message\">\n<div class=\"x78zum5 xdt5ytf xz62fqu x16ldp7u\">\n<div class=\"xu06os2 x1ok221b\">\n<div class=\"xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs x126k92a\">\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Ugu dambeyntii, madaxweynaha ayaa Khudbaddiisa ku sheegay in in Khawaarijta dadka Soomaaliyeed dagaalka kula jiraan iyo dowlada Itoobiya ay yahiin laba cadow oo duulaan ku ah madaxbanaanida, gobnimada iyo midnimada dalka iyo dadka Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in dowlad iyo shacaba diyaar loo yahay difaaca sharafka iyo dhowrista qaranimada Soomaaliya.<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqay Shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay ku sugan yihiin in ay difaacdaan oo uusan dhaafin dhulkooda, loona ogolaan in uu cadow gudeed iyo mid dibadeed ku soo xadgudbo. Sidoo kale, madaxweynaha ayaa faray qof kasta oo Soomaali ah inuu ka qeyb qaato dadaallada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":505368,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-505706","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/505706","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=505706"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/505706\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":505711,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/505706\/revisions\/505711"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/505368"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=505706"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=505706"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=505706"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}