{"id":505688,"date":"2024-01-13T10:12:23","date_gmt":"2024-01-13T07:12:23","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=505688"},"modified":"2024-01-13T10:12:23","modified_gmt":"2024-01-13T07:12:23","slug":"labo-badmaax-oo-ka-tirsan-ciidanka-mareykanka-oo-lagu-waayey-xeebaha-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/labo-badmaax-oo-ka-tirsan-ciidanka-mareykanka-oo-lagu-waayey-xeebaha-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Labo Badmaax oo ka tirsan Ciidanka Mareykanka oo lagu waayey Xeebaha Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Labo badmaax oo ka tirsan ciidamada badda ee Mareykanka ayaa lagu la\u2019yahay biyaha badda ee u dhow xeebaha Soomaaliya, sida maalinimadii shalay lagu sheegay bayaan ka soo baxay taliska dhexe ee Mareykanka.<\/p>\n<p>Illaa hadda lama hayo faahfaahin ku saabsan markabka ay badmaaxiintaasi la socdeen iyo magacyadooda,waxayna kamid ahaayeen kooxda 5-aad ee ciidamada badda ee ku sugan badda Cas.<\/p>\n<p>Hawlgallo isugu jira baadigoob iyo \u00a0samatabbixinta ayaa haatan ka socda badda Cas, sida ay ka dhawaajiyeen taliska dhexe ee ciidanka Mareykanka.<\/p>\n<p>Maraykanka ayaa labadii bilood ee u dambeeyay maraakiib badan geeyay badda cas iyo gacanka cadmeed, kadib weerarro isdaba joog ah oo xoogaga Xuutiyiinta Yemen ay ku fuliyeen \u00a0marakiibta ku safra badda ee ku socda Isra\u2019el tan iyo bilowgii 17-kii Oct.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Labo badmaax oo ka tirsan ciidamada badda ee Mareykanka ayaa lagu la\u2019yahay biyaha badda ee u dhow xeebaha Soomaaliya, sida maalinimadii shalay lagu sheegay bayaan ka soo baxay taliska dhexe ee Mareykanka. Illaa hadda lama hayo faahfaahin ku saabsan markabka ay badmaaxiintaasi la socdeen iyo magacyadooda,waxayna kamid ahaayeen kooxda 5-aad ee ciidamada badda ee ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":505691,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-505688","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/505688","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=505688"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/505688\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":505689,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/505688\/revisions\/505689"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/505691"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=505688"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=505688"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=505688"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}