{"id":505516,"date":"2024-01-11T10:02:49","date_gmt":"2024-01-11T07:02:49","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=505516"},"modified":"2024-01-11T10:34:07","modified_gmt":"2024-01-11T07:34:07","slug":"bannaan-baxayo-gilgilaya-magaalada-muqdisho-oo-looga-soo-horjeedo-damac-itoobiya-ee-doonista-badda-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/bannaan-baxayo-gilgilaya-magaalada-muqdisho-oo-looga-soo-horjeedo-damac-itoobiya-ee-doonista-badda-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Bannaan-baxayo gilgilay magaalada Muqdisho oo looga soo horjeedo damac Itoobiya ee doonista badda Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):-Bannaan-baxyadaan ayaa ka dhacay caasimada Muqdisho waxaana ay qayb ka ahayeen bannaan-baxayo maalmihii la soo dhafay ka dhacayay dalka,dowladda Soomaaliya ayaa shacabka ugu baaqday in ay muujiyaan dareenkooda ku aadan xadgududubka Itoobiya ee madax-bannaanida dhulka iyo badda gayiga Soomaaliya,waxaana ay diidmo qayaxan kala hortimid JFS heshiid ku sheega ay Itoobiya la gashay maamulka Somaliland ee qaybta ka ah dhulka JFS.<\/p>\n<p>Goobaha maanta dibad baxayadda ay ka dhaceen ayaa waxaa ka soo qayb galay bulshada qaybaheed kala duwan oo doonayay in ay muujiyaan dareena diidmahada ah ee damaca gurracan ee Itoobiya,iyagoo watay boorar ay ku qoran yihiin hal kudhigyo ay ka mid yihiin Baddeennu Iib maah,Taako dhulkeena ka mid ah kama tanaasuleyno iyo baddeenu waa hanti qaran iyo dhaxal umaddeed waana looma soo dhawaadaan ayey adeegsanayeen bibad baxayaasha dadweynihii bannaan baxa ka soo qayb galay.<\/p>\n<p>Dhanka kale waxaa dibadbaxa ku soo biiray ra\u201diisul wasaaraha oo socod dheer ka soo bilaabay xafiiskiisa ayaa Socod ku maray qaybo ka mid ah magaaladda Muqdisho halkaas oo ay ku sugaanyeen kumanaan ka mid ah Shacabka Soomaaliyeed ee diidan damaca gurracan ee Itoobiya ku raadinayso in ay ku qaadato qayb ka mid ah Badda iyo Dhulka Soomaaliya,Ra\u201diisul wasaaraha ayaa shacabka khudbad uga jeedin doona xarunta taallada Daljirka Dahsoon.<\/p>\n<p>Sidoo kale qaar ka mid ah Shacabka ka qayb galaya Bannaan-baxa looga soo horjeedo damaca gurracan ee Itoobiya ku doonayso dhulkeena ayaa aragtidooda cabirey waxaan ay sheegeen in dhulka iyo badda ay yihin hanti dadweyne oo ay ka dhaxleen awoowayaashood lagana sii dhaxali doono oo jiilba jiil ka sii dhaxalidoono sida darteed aysan marnaba siina suurta galay\u00a0 ku ahayn damaca gurracan ee itoobiya.<\/p>\n<p>dhanka kale waxaa gabi ahaan la fasaxay goobah waxbarshada,shaqooyinka xaruumaha dowladda iyadoo Albaabada loo soo xiray goobaha ganacsiga oo ay dadku dhamaan isugu soo baxeen bannanada magaalada iyo goobaha loo asteeyay ee dibad baxayada.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-505525\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/WhatsApp-Image-2024-01-11-at-09.31.05-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"1000\" height=\"750\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/WhatsApp-Image-2024-01-11-at-09.31.05-1.jpeg 1000w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/WhatsApp-Image-2024-01-11-at-09.31.05-1-300x225.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/WhatsApp-Image-2024-01-11-at-09.31.05-1-768x576.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/WhatsApp-Image-2024-01-11-at-09.31.05-1-860x645.jpeg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1000px) 100vw, 1000px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-505526\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/WhatsApp-Image-2024-01-11-at-09.31.05.jpeg\" alt=\"\" width=\"1000\" height=\"750\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/WhatsApp-Image-2024-01-11-at-09.31.05.jpeg 1000w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/WhatsApp-Image-2024-01-11-at-09.31.05-300x225.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/WhatsApp-Image-2024-01-11-at-09.31.05-768x576.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/WhatsApp-Image-2024-01-11-at-09.31.05-860x645.jpeg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1000px) 100vw, 1000px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-505527\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/WhatsApp-Image-2024-01-11-at-09.31.04-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"1000\" height=\"750\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/WhatsApp-Image-2024-01-11-at-09.31.04-1.jpeg 1000w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/WhatsApp-Image-2024-01-11-at-09.31.04-1-300x225.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/WhatsApp-Image-2024-01-11-at-09.31.04-1-768x576.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/WhatsApp-Image-2024-01-11-at-09.31.04-1-860x645.jpeg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1000px) 100vw, 1000px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-505528\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/WhatsApp-Image-2024-01-11-at-09.31.04.jpeg\" alt=\"\" width=\"1000\" height=\"750\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/WhatsApp-Image-2024-01-11-at-09.31.04.jpeg 1000w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/WhatsApp-Image-2024-01-11-at-09.31.04-300x225.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/WhatsApp-Image-2024-01-11-at-09.31.04-768x576.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/WhatsApp-Image-2024-01-11-at-09.31.04-860x645.jpeg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1000px) 100vw, 1000px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-505529\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/WhatsApp-Image-2024-01-11-at-09.31.03-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"1000\" height=\"750\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/WhatsApp-Image-2024-01-11-at-09.31.03-1.jpeg 1000w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/WhatsApp-Image-2024-01-11-at-09.31.03-1-300x225.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/WhatsApp-Image-2024-01-11-at-09.31.03-1-768x576.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/WhatsApp-Image-2024-01-11-at-09.31.03-1-860x645.jpeg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1000px) 100vw, 1000px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-505530\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/WhatsApp-Image-2024-01-11-at-09.31.03.jpeg\" alt=\"\" width=\"1000\" height=\"750\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/WhatsApp-Image-2024-01-11-at-09.31.03.jpeg 1000w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/WhatsApp-Image-2024-01-11-at-09.31.03-300x225.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/WhatsApp-Image-2024-01-11-at-09.31.03-768x576.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/WhatsApp-Image-2024-01-11-at-09.31.03-860x645.jpeg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1000px) 100vw, 1000px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):-Bannaan-baxyadaan ayaa ka dhacay caasimada Muqdisho waxaana ay qayb ka ahayeen bannaan-baxayo maalmihii la soo dhafay ka dhacayay dalka,dowladda Soomaaliya ayaa shacabka ugu baaqday in ay muujiyaan dareenkooda ku aadan xadgududubka Itoobiya ee madax-bannaanida dhulka iyo badda gayiga Soomaaliya,waxaana ay diidmo qayaxan kala hortimid JFS heshiid ku sheega ay Itoobiya la gashay maamulka Somaliland ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":505532,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-505516","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/505516","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=505516"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/505516\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":505542,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/505516\/revisions\/505542"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/505532"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=505516"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=505516"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=505516"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}