{"id":505466,"date":"2024-01-10T13:45:01","date_gmt":"2024-01-10T10:45:01","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=505466"},"modified":"2024-01-10T13:45:01","modified_gmt":"2024-01-10T10:45:01","slug":"ciidanka-amaanka-oo-fashiliyey-qarax-khawaarijtu-rabtay-in-ka-fuliso-suuqa-xamarweyne","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-amaanka-oo-fashiliyey-qarax-khawaarijtu-rabtay-in-ka-fuliso-suuqa-xamarweyne\/","title":{"rendered":"Ciidanka Amaanka oo fashiliyey qarax khawaarijtu rabtay in ka fuliso Suuqa Xamarweyne"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ciidanka amaanka ayaa Fashiliyey dhagar khawaarijtu rabeen in ku dhibaateeyaan Shacabka Soomaaliyeed ka dib markii Khawaarijtu Boorso waxyaabo qarxa ku soo gureen soo dhigeen meel u dhow kaalin shidaal oo ku taala Suuqa degmada Xamar weyne.<\/p>\n<p>Ciidamada Amaanka ayaa intii aanay fashilin Qaraxa waxay xireen goobta si&#8221;aysan wax-yeelo uga soo gaaray dadka suuqa imaanaya oo khawaarijta la damacsanaayeen inay ku waxyeeleeyaan.<\/p>\n<p>In ay laamaha amaanka ogaadaan waxyaabahaan qarxa waxay ku timid wada shaqayn ka dhexaysa ciidanka iyo Shacabka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ciidanka amaanka ayaa Fashiliyey dhagar khawaarijtu rabeen in ku dhibaateeyaan Shacabka Soomaaliyeed ka dib markii Khawaarijtu Boorso waxyaabo qarxa ku soo gureen soo dhigeen meel u dhow kaalin shidaal oo ku taala Suuqa degmada Xamar weyne. Ciidamada Amaanka ayaa intii aanay fashilin Qaraxa waxay xireen goobta si&#8221;aysan wax-yeelo uga soo gaaray dadka suuqa imaanaya oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":505476,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-505466","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/505466","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=505466"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/505466\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":505477,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/505466\/revisions\/505477"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/505476"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=505466"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=505466"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=505466"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}