{"id":505465,"date":"2024-01-10T13:43:19","date_gmt":"2024-01-10T10:43:19","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=505465"},"modified":"2024-01-10T14:00:41","modified_gmt":"2024-01-10T11:00:41","slug":"bayaanka-culimada-soomaaliyeed-ee-ku-aaddan-heshiis-ku-sheegga-ay-itoobiya-ku-dooneyso-dhulka-iyo-baddeenna","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/bayaanka-culimada-soomaaliyeed-ee-ku-aaddan-heshiis-ku-sheegga-ay-itoobiya-ku-dooneyso-dhulka-iyo-baddeenna\/","title":{"rendered":"Culimada Soomaaliyeed oo soo saaray bayaan ka dhan ah damaca Gurracan ee Itoobiya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Maanta oo ay tariikhdu tahay 28\/06\/1445 , kuna beegan 10\/01\/2024 waxaa hotel-ka SYL ee magaalaada Mogadishu ka qabsoomay shir ay isugi yimaadeen culimada Soomaaliyeed, kaas lagu qaadaa dhigay mowduucyada kala ah:<\/p>\n<ol>\n<li>Muhiimada ay leedahay difaacidda dalka sida Badda, Berriga iyo Hawadiisa; maadaama uu yahay Dal Muslim ah.<\/li>\n<\/ol>\n<p>T.Aragtida Sharciyeed ee ku aadan Iibinta, kireynta iyo\u00a0 hibeynta, dhul Muslimiintu leeyihiin in lasiiyo\u00a0 Gaalo<\/p>\n<ol>\n<li>Sidii loogu midoobi lahaa difaaca qaranimadda iyo madax banaanida Dalka iyo kaalinta hogaamineed ee kaga aadan Dowlada Soomaaliya.<\/li>\n<\/ol>\n<p>Sidaas daraadeed, dood iyo falanqeyn dheer kadib kulanka culimada Soomaaliyeed oo ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimada ayaa Intaas kadib waxa kasoo baxay\u00a0 qodobada hoos ku qoran:<\/p>\n<p>1.Culumada somaaliyeed waxeey ku aamaaneysaa dowladda soomaaliyeed dadaalada eey ugu jirto difaaca dalka ayada oo ugu baaqeysa Dowlada\u00a0 Federaalka Soomaaliya eey dardar galiso\u00a0 waajib ka sharciga ah ee ka saran\u00a0 difaaca Xuduudaha Dalka Dhul, Bad iyo Berriba , sidoo kalana waxeey ugu baaqayaan dhamaan maamulada iyo bulshada soomaliyeed ineey ku garab istaagaan dowlada somaaliaya difaaca dalka<\/p>\n<p>2.In Bulshada Soomaaliyeed meel ay joogtaba u midowdo ka hortaga\u00a0 faragalinta\u00a0 iyo boobka lagu hayo gobanimada Dalka kana fogaadaan khilaafaadka siyaasiga ah, qabyaalada ku saleysan\u00a0 iyo midka fikriga ahba, si loo ilaaliyo difaaca qaranimada\u00a0 iyo madax banaanida Dalka.<\/p>\n<p>3.Culimadda soomaliyeed waxeey ugu bogaadinayaan wadahadalada dib ugu bilaawday\u00a0 dowladda federaalka iyo\u00a0 maamulka Somaliland ayagoo kubaaqayaa in laga miradhaliyo wada hadaladaas si loo xaqiijiyo midnimada umada soomaaliyeed<\/p>\n<p>4.In hoggaan dhaqameedka, ganasatada,\u00a0 Culimada, Macalimiinta, bahda Saxaafada, abwaanada dhamaan\u00a0 iyo aqoonyaahanka soomaaliyeed eey gacan ka geystaan abaabulka bulshada isla markaana uga digaan marin habaabinta lagu hayo Diintooda, Taariikdooda, Dhaqankooda iyo Xuduudahooda, kuna garab istaagaan dowladda soomaaliyeed difaaca dalka<\/p>\n<p>5.In sigaar ah Dhalinyaradu\u00a0 gutaan waajibka\u00a0 ka saaran difaaca Qarannimada Soomaaliya, si la mid Dhalinyaradii\u00a0 usoo dagaalamey kana qeyb qaatey halgankii goboanima-doonka Dalkeena\u00a0 kana digtoonaadaan in looga faideysto kacdoonkooda si aan adegeeynin dalkeena, diinteeenaiyo dadeenaba<\/p>\n<p>6.In shucuubta muslimka ah ee dagan Gobalka\u00a0 geeska Afrika ku\u00a0 baraarugaan gulufka gardarada ah ee Abey Axmed isaga hor keenayo shucuubta Muslimiinta, taas badalkeedna waa in shucuubta Muslimiinta iska kaashadaan maslaxada Diinkooda nabad iyo deris wanaagna ku wada noolaadaan.<\/p>\n<p>(\u0627\u0646\u0645\u0627 \u0627\u0644\u0645\u0624\u0645\u0646\u0648\u0646 \u0627\u062e\u0648\u0629&#8230;..)<\/p>\n<p>7.Culimadda Soomaaliyeed waxa ay ugu baaqayaan Dowladaha islaamka, Waddamada Carabta, urururada aan kawqada tirsanahay dhamaan caalamka intiisa kale ee nabadda jecel inay is garab taagaan Dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed Siyaasad iyo amni ahaanba.<\/p>\n<p>8.Ugu danbeyn Culimadda Soomaalyeed\u00a0 waxay uga digayaan Dowlada Itoobiya natiijada qaraar ee ka dhalan karta\u00a0\u00a0 faragalinta iyo ku xadgudubka xuduuda Dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-505472 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/417586884_941432254067520_7811269032201042812_n.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"810\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/417586884_941432254067520_7811269032201042812_n.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/417586884_941432254067520_7811269032201042812_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/417586884_941432254067520_7811269032201042812_n-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/417586884_941432254067520_7811269032201042812_n-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/417586884_941432254067520_7811269032201042812_n-860x645.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-505471 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/418226946_932923768257413_1141321858519267135_n.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"810\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/418226946_932923768257413_1141321858519267135_n.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/418226946_932923768257413_1141321858519267135_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/418226946_932923768257413_1141321858519267135_n-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/418226946_932923768257413_1141321858519267135_n-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/418226946_932923768257413_1141321858519267135_n-860x645.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-505470 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/417459558_3741815402730849_2070168608272299321_n.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"810\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/417459558_3741815402730849_2070168608272299321_n.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/417459558_3741815402730849_2070168608272299321_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/417459558_3741815402730849_2070168608272299321_n-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/417459558_3741815402730849_2070168608272299321_n-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/417459558_3741815402730849_2070168608272299321_n-860x645.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-505469 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/417486907_1507986100066423_2920237447976400885_n.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"810\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/417486907_1507986100066423_2920237447976400885_n.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/417486907_1507986100066423_2920237447976400885_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/417486907_1507986100066423_2920237447976400885_n-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/417486907_1507986100066423_2920237447976400885_n-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/417486907_1507986100066423_2920237447976400885_n-860x645.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-505468 size-large\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/416654137_1422781205324152_4493655312538538231_n-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"768\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/416654137_1422781205324152_4493655312538538231_n-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/416654137_1422781205324152_4493655312538538231_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/416654137_1422781205324152_4493655312538538231_n-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/416654137_1422781205324152_4493655312538538231_n-860x645.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/416654137_1422781205324152_4493655312538538231_n.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-505467 size-large\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/417480471_2275850236115543_6579865071057688189_n-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"768\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/417480471_2275850236115543_6579865071057688189_n-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/417480471_2275850236115543_6579865071057688189_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/417480471_2275850236115543_6579865071057688189_n-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/417480471_2275850236115543_6579865071057688189_n-860x645.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/417480471_2275850236115543_6579865071057688189_n.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Maanta oo ay tariikhdu tahay 28\/06\/1445 , kuna beegan 10\/01\/2024 waxaa hotel-ka SYL ee magaalaada Mogadishu ka qabsoomay shir ay isugi yimaadeen culimada Soomaaliyeed, kaas lagu qaadaa dhigay mowduucyada kala ah: Muhiimada ay leedahay difaacidda dalka sida Badda, Berriga iyo Hawadiisa; maadaama uu yahay Dal Muslim ah. T.Aragtida Sharciyeed ee ku aadan Iibinta, kireynta iyo\u00a0 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":505469,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-505465","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/505465","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=505465"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/505465\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":505483,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/505465\/revisions\/505483"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/505469"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=505465"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=505465"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=505465"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}