{"id":505423,"date":"2024-01-09T16:39:09","date_gmt":"2024-01-09T13:39:09","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=505423"},"modified":"2024-01-09T16:39:09","modified_gmt":"2024-01-09T13:39:09","slug":"hayadda-maaraynta-musiibooyinka-oo-dawo-iyo-qalab-caafimaad-gaarsiisay-isbitalka-madiina-iyo-deegaanka-janaale","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hayadda-maaraynta-musiibooyinka-oo-dawo-iyo-qalab-caafimaad-gaarsiisay-isbitalka-madiina-iyo-deegaanka-janaale\/","title":{"rendered":"Hay&#8217;adda maaraynta musiibooyinka oo dawo iyo qalab caafimaad gaarsiisay Isbitalka Madiina iyo deegaanka Janaale"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Hay&#8217;adda maareynta musiibooyinka ayaa maanta shixnado daawo iyo qalab caafimaad iskugu jira waxa ay garsiisay Isbitaalka Madiina iyo deegaanka Janaale ee gobolka Shabeeladda hoose, waxaana hay&#8217;adda hawshaasi samafal ku gacansiisay hay\u2019adda IMC.<\/p>\n<p>Shixnadaan gargaar ayaa ka kooban qaybaha daawada, waxaa sidoo kale kamid ah qalab cafimaad oo SoDMA ugu talagashay in bukaanada jira isbitaalkaan loogu adeego.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Hay&#8217;adda maareynta musiibooyinka ayaa maanta shixnado daawo iyo qalab caafimaad iskugu jira waxa ay garsiisay Isbitaalka Madiina iyo deegaanka Janaale ee gobolka Shabeeladda hoose, waxaana hay&#8217;adda hawshaasi samafal ku gacansiisay hay\u2019adda IMC. Shixnadaan gargaar ayaa ka kooban qaybaha daawada, waxaa sidoo kale kamid ah qalab cafimaad oo SoDMA ugu talagashay in bukaanada jira [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":505424,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-505423","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/505423","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=505423"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/505423\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":505425,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/505423\/revisions\/505425"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/505424"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=505423"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=505423"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=505423"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}