{"id":505338,"date":"2024-01-08T10:41:23","date_gmt":"2024-01-08T07:41:23","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=505338"},"modified":"2024-01-08T10:41:23","modified_gmt":"2024-01-08T07:41:23","slug":"tirada-saxafiyiinta-ku-dhintay-duqeymaha-israiil-ay-ka-waddo-qaza-oo-sii-kordhay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/tirada-saxafiyiinta-ku-dhintay-duqeymaha-israiil-ay-ka-waddo-qaza-oo-sii-kordhay\/","title":{"rendered":"Tirada Saxafiyiinta ku dhintay duqeymaha Isra\u2019iil ay ka waddo Qaza oo sii kordhay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdiaho(SONNA);-Xafiiska midowga warbaahinta marinka Qaza ayaa goordhaw ku dhawaaqay geerida labo Wariye oo uu ka mid yahay wiil uu dhalay Madaxa Xafiiska Al Jazira Waa\u2019il Al-Daxduux, kadib duqeyn ay Ciidamada Israa\u2019iil ka geysteen magaalada Khan Yoonis ee koonfurta marinka Qaza, taasoo tirada Saxafiyiinta ku geeriyooday duulaan Isra\u2019iil ay ka waddo dhulka Falastiin ka dhigeyso 109 Wariye.<\/p>\n<p>Wariye lagu magacaabo Xamza oo uu dhalay Madaxa Xafiiska Al Jazira ee Marinka Qaza Waa\u2019il Al-Daxduux oo dhawaan qudhiisa ku dhaawacmay duqeeymo halkaas ka dhacay iyo Mustafa Thuraya ayaa goordhaw ku geeriyooday duqeyn ay Israa\u2019iil kula beegsatay Galbeedka magaalada Khan Yoonis ee Koonfurta Marinka Qaza.<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_240108_104821_031.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdiaho(SONNA);-Xafiiska midowga warbaahinta marinka Qaza ayaa goordhaw ku dhawaaqay geerida labo Wariye oo uu ka mid yahay wiil uu dhalay Madaxa Xafiiska Al Jazira Waa\u2019il Al-Daxduux, kadib duqeyn ay Ciidamada Israa\u2019iil ka geysteen magaalada Khan Yoonis ee koonfurta marinka Qaza, taasoo tirada Saxafiyiinta ku geeriyooday duulaan Isra\u2019iil ay ka waddo dhulka Falastiin ka dhigeyso 109 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":505339,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-505338","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/505338","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=505338"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/505338\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":505340,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/505338\/revisions\/505340"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/505339"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=505338"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=505338"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=505338"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}