{"id":505320,"date":"2024-01-08T10:14:19","date_gmt":"2024-01-08T07:14:19","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=505320"},"modified":"2024-01-08T10:17:10","modified_gmt":"2024-01-08T07:17:10","slug":"antony-blinken-oo-cambaareeyay-in-falastiiniyiinta-la-dejiyo-deegaanno-ka-baxsan-dhulkooda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/antony-blinken-oo-cambaareeyay-in-falastiiniyiinta-la-dejiyo-deegaanno-ka-baxsan-dhulkooda\/","title":{"rendered":"Antony Blinken oo cambaareeyay\u00a0in Falastiiniyiinta la dejiyo deegaanno ka baxsan dhulkooda"},"content":{"rendered":"<p>Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Maraykanka Mr Blinken ayaa cambaareeyay hadallo ka soo yeeray qaar ka mid ah wasiirrada Israa\u2019iil, kuwaas oo ku baaqay in Falastiiniyiinta la dejiyo meelo kale.<\/p>\n<p>Hadalada sarkaalkan Mareykanka ah ayaa yimid xilli uu ku sugnaa dalka Qatar oo uu ku marayo socdaalkiisii ugu dambeeyay ee Bariga Dhexe.<\/p>\n<p>Xoghayaha \u00a0ayaa soo jeediyay in Falastiiniyiinta aan lagu cadaadin inay ka baxaan Gaza, isla markaana loo ogolaado inay guryahooda ku laabtaan marka ay xaaladdu isbadasho.<\/p>\n<p>Antony Blinken ayaa ku dhawaaqay Falastiiniyiinta in ay awood u yeeshaan inay sii joogaan Gaza,xilli ay soo baxayaan warar sheegaya in 24-kii \u00a0saacadood ee u dambeeyay Israel ay duqeymo ku dileen ugu yaraan 113 ruux oo rayid ah.<\/p>\n<p>In ka badan 22,000 oo qof oo u badan dumar iyo carruur ayaa lagu dilay Gaza, sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka ee Xamaas ay maamusho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Maraykanka Mr Blinken ayaa cambaareeyay hadallo ka soo yeeray qaar ka mid ah wasiirrada Israa\u2019iil, kuwaas oo ku baaqay in Falastiiniyiinta la dejiyo meelo kale. Hadalada sarkaalkan Mareykanka ah ayaa yimid xilli uu ku sugnaa dalka Qatar oo uu ku marayo socdaalkiisii ugu dambeeyay ee Bariga Dhexe. Xoghayaha \u00a0ayaa soo jeediyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":505322,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-505320","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/505320","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=505320"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/505320\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":505326,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/505320\/revisions\/505326"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/505322"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=505320"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=505320"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=505320"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}