{"id":505292,"date":"2024-01-07T18:54:55","date_gmt":"2024-01-07T15:54:55","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=505292"},"modified":"2024-01-07T18:54:55","modified_gmt":"2024-01-07T15:54:55","slug":"wasiirka-caafimaadka-xfs-oo-kulan-la-yeeshay-raktarka-jaamacadda-ummadda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-caafimaadka-xfs-oo-kulan-la-yeeshay-raktarka-jaamacadda-ummadda\/","title":{"rendered":"Wasiirka Caafimaadka XFS oo kulan la yeeshay Raktarka Jaamacadda Ummadda"},"content":{"rendered":"<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadan ayaa kulan la yeshay Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Prof. Xasan Cusmaan Gacal kaas oo ku qotomay xoojinta nidaamka Caafimaadka Guud ee Dalka iyo horumarinta Cilmi Baarista caafimaadka.<\/p>\n<p>Kulanka oo looga wada hadlay xoojinta, wada shaqeenta Wasaaradda iyo Jaamacadda iyo sida ay isaga kaashan lahaayeen tababarka shaqaalaha Caafimaadka, xoojinta nidaamka Caafimaadka Guud ee Dalka iyo hormarinta Cilmi Baarista. Waxaana uu ku soo idlaaday is afgarad, iyada oo labada dhinacba ay soo bandhigeen muhiimada ay leedahay in laga wada shaqeeyo howlaha ballaaran ay labada hey\u2019adood bulshaddda u hayaan.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa waxaa goob joog ka ahaa hormuudka Kulliyadda Culuumta Caafimaadka iyo Daawada Cuduruda Cabdiwahab Macalim Salaad iyo Kaaliyaha sare ee Raktarka Mukhtar Sheikh Ahmed.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-505293\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caafimaadka-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caafimaadka-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-1.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caafimaadka-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caafimaadka-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-1-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caafimaadka-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-1-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caafimaadka-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-1-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caafimaadka-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-1-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caafimaadka-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-1-860x574.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-505294\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caafimaadka-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-2.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caafimaadka-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-2.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caafimaadka-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-2-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caafimaadka-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-2-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caafimaadka-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-2-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caafimaadka-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-2-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caafimaadka-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-2-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caafimaadka-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-2-860x574.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-505295\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caafimaadka-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-3.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caafimaadka-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-3.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caafimaadka-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-3-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caafimaadka-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-3-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caafimaadka-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-3-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caafimaadka-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-3-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caafimaadka-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-3-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caafimaadka-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-3-860x574.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-505296\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caafimaadka-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-4.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"713\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caafimaadka-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-4.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caafimaadka-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-4-300x209.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caafimaadka-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-4-768x535.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caafimaadka-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-4-860x599.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadan ayaa kulan la yeshay Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Prof. Xasan Cusmaan Gacal kaas oo ku qotomay xoojinta nidaamka Caafimaadka Guud ee Dalka iyo horumarinta Cilmi Baarista caafimaadka. Kulanka oo looga wada hadlay xoojinta, wada shaqeenta Wasaaradda iyo Jaamacadda iyo sida [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":38,"featured_media":505294,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[1137],"class_list":{"0":"post-505292","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-wasiirka-caafimaadka-xfs-oo-kulan-la-yeeshay-raktarka-jaamacadda-ummadda"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/505292","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/38"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=505292"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/505292\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":505297,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/505292\/revisions\/505297"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/505294"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=505292"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=505292"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=505292"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}