{"id":505155,"date":"2024-01-06T12:27:47","date_gmt":"2024-01-06T09:27:47","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=505155"},"modified":"2024-01-06T12:27:47","modified_gmt":"2024-01-06T09:27:47","slug":"raiisul-wasaarihii-hore-xfs-cali-maxamed-geedi-oo-hambalyo-u-diray-sonna","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaarihii-hore-xfs-cali-maxamed-geedi-oo-hambalyo-u-diray-sonna\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisul Wasaarihii hore XFS Cali Maxamed Geedi oo hambalyo u diray SONNA"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ra&#8217;iisul Wasaarihii hore ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cali Maxamed Geedi ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa gaarka ah ee facbook hambalyo ku aaddan sanad guurada 60-aad ee SONNA u diray madaxda wasaaradda Warfaafinta iyo shaqaalaha Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Qoraalka mudane Cali Maxamed Geedi ee uu soo dhigay bartiisa ayaa sidan ahaa:-<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&#8220;HAMBALYO XUSKA SANNADGUURADA 60AAD EE WAKAALADDA WARARKA QARANKA SOOMAALIYEED (SONNA) 5ta JANNAAYO 2024<\/p>\n<p>Waxaan hambalyo kal iyo laab ah u dirayaa dhamaan madaxda iyo hawlwadeennada Wakaaladda SONNA iyo guud ahaan Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda JFS, xuska sannadguurada 60aad ee ka soo wareegatay aasaaskii wakaaladda awgiis.<\/p>\n<p>SONNA baal dahab ah ayay kaga jirtaa taariikhda warbaahinka qaranka Soomaaliyeed waxaana lagu xusuustaa sida ay wararka iyo macluumaadka guulaha dowladda u gaarsiin jirtay una gaarsiiso bulshadeenna goor iyo goob kasta.<\/p>\n<p>Wakaaladda iyo madaxdeeda waan uga mahadcelinayaa adeegyada hufan oo ay u hayaan dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed, waxaana u rajenayaa horumar iyo baraare iyo in ay sannadkan kiisa kale ku gaaraan nabad iyo caafimaad&#8221;.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ra&#8217;iisul Wasaarihii hore ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cali Maxamed Geedi ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa gaarka ah ee facbook hambalyo ku aaddan sanad guurada 60-aad ee SONNA u diray madaxda wasaaradda Warfaafinta iyo shaqaalaha Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed. Qoraalka mudane Cali Maxamed Geedi ee uu soo dhigay bartiisa ayaa sidan ahaa:- &nbsp; &#8220;HAMBALYO [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":505157,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-505155","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/505155","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=505155"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/505155\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":505158,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/505155\/revisions\/505158"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/505157"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=505155"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=505155"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=505155"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}