{"id":505080,"date":"2024-01-05T10:35:58","date_gmt":"2024-01-05T07:35:58","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=505080"},"modified":"2024-01-05T11:35:09","modified_gmt":"2024-01-05T08:35:09","slug":"madaxda-warfaafinta-oo-u-hambalyeeyay-shaqaalaha-wakaaladda-sonna-oo-u-dabbaaldegay-xuska-60-aad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxda-warfaafinta-oo-u-hambalyeeyay-shaqaalaha-wakaaladda-sonna-oo-u-dabbaaldegay-xuska-60-aad\/","title":{"rendered":"Madaxda Warfaafinta XFS oo u hambalyeeyay shaqaalaha Wakaaladda SONNA oo u dabbaaldegay xuska 60-aad"},"content":{"rendered":"<p>Madaxda Wasaaradda Warfaafinta ayaa dhambaal hambalyo ah u diray shaqaalaha Wakaaladda Warareka Soomaaliyeed ee SONNA oo maanta u dabbaaldegay xuska munaasabadda sanadguurada 60-aad.<\/p>\n<p>Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Mudane C\/Raxmaan Al Caddaala , Agaasimaha Guud ee Wasaaradda C\/laahi Xayir Ducaale iyo Agaasimaha Wakaaladda SONNa Mukhtaar Oranjo oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa ku ammaanay shaqaalaha Wakaaladda SONNA dadaalka ay ugu jiraan dib u soo nooleynta hadafka wakaaladda iyo shaqada wanaagsan ee ay u hayaan umadda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Madaxdaasi waa ay ka warbixiyeen waxqabadka wakaaladda iyo guulaha wax ku oolka ah ee ay sanadkaan ku tallaabsaatay SONNA,iyagoo ugu baaqay shaqaalaha in ay halkaasi ka sii wadaan dadaalka.<\/p>\n<p>Gabagabadii waxa ay u rajeeyeen shaqaalaha Wakaaladda Wararka SONNA in sanadkaan kiisa kale ay ku gaaraan horumar iyo barwaaqo.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa dhambaal hambalyo ah shaqaalaha SONNA u diray Agaasimaha Telefishinka Qaranka Maxamed Kaafi iyo Guddoomiyaha Kuliyadda Saxaafadda Mudane Dhicisoow.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxda Wasaaradda Warfaafinta ayaa dhambaal hambalyo ah u diray shaqaalaha Wakaaladda Warareka Soomaaliyeed ee SONNA oo maanta u dabbaaldegay xuska munaasabadda sanadguurada 60-aad. Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Mudane C\/Raxmaan Al Caddaala , Agaasimaha Guud ee Wasaaradda C\/laahi Xayir Ducaale iyo Agaasimaha Wakaaladda SONNa Mukhtaar Oranjo oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa ku ammaanay shaqaalaha Wakaaladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":505091,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-505080","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/505080","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=505080"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/505080\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":505087,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/505080\/revisions\/505087"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/505091"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=505080"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=505080"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=505080"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}