{"id":505073,"date":"2024-01-05T09:54:35","date_gmt":"2024-01-05T06:54:35","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=505073"},"modified":"2024-01-05T13:14:21","modified_gmt":"2024-01-05T10:14:21","slug":"ingiriiska-oo-sheegay-in-ay-ixtiraam-u-hayaan-madax-banaanida-iyo-midnimada-dhul-iyo-bad-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ingiriiska-oo-sheegay-in-ay-ixtiraam-u-hayaan-madax-banaanida-iyo-midnimada-dhul-iyo-bad-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Ingiriiska oo sheegay in ay ixtiraam u hayaan madax banaanida iyo midnimada dhul iyo bad ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Ingiriiska ayaa dib u xaqiijisay\u00a0 in ay ixtiraam buuxa u hayaan madax banaanida iyo midnimada dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>,\u201cIngiriisku waxa uu ka walaacsan yahay xiisadaha sii kordheysa ee Geeska Afrika,sidaa daraadeed,Waxa ay ku baaqeen in la is xakameeyo oo la wada hadlo,isla markaana si nabad ah lagu dhameeyo xiisadaha jira\u201dayuu yiri safiirku.<\/p>\n<p>Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya oo la hadlay warbaahinta caalamka ayaa sheegtay in ay dib u cusboonaysiiyeen taageerada ay siiso Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa diiday heshiis beenaad ay wada gaareen maamulka Soomaaliland iyo Itoobiya,waxayna ku tilmaantay inuu yahay mid halis ku ah deris wanaaga.<\/p>\n<p>Isniintii, Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya ku kala saxiixday waxa lagu tilmaamay heshiis is-afgarad ah oo ku saabsan in Itoobiya ay marin u hesho badda cas.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Ingiriiska ayaa dib u xaqiijisay\u00a0 in ay ixtiraam buuxa u hayaan madax banaanida iyo midnimada dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. ,\u201cIngiriisku waxa uu ka walaacsan yahay xiisadaha sii kordheysa ee Geeska Afrika,sidaa daraadeed,Waxa ay ku baaqeen in la is xakameeyo oo la wada hadlo,isla markaana si nabad ah lagu dhameeyo xiisadaha jira\u201dayuu yiri safiirku. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":505075,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-505073","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/505073","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=505073"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/505073\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":505094,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/505073\/revisions\/505094"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/505075"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=505073"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=505073"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=505073"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}