{"id":505020,"date":"2024-01-04T14:45:44","date_gmt":"2024-01-04T11:45:44","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=505020"},"modified":"2024-01-04T14:45:44","modified_gmt":"2024-01-04T11:45:44","slug":"shirka-golaha-wasiiradda-oo-looga-hadlay-xaaladda-guud-ee-dalkaxag-amnisiyaasadeed-iyo-xadgudubka-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shirka-golaha-wasiiradda-oo-looga-hadlay-xaaladda-guud-ee-dalkaxag-amnisiyaasadeed-iyo-xadgudubka-itoobiya\/","title":{"rendered":"Shirka Golaha Wasiiradda oo looga hadlay xaaladda guud ee dalka,xag amni,siyaasadeed iyo xadgudubka Itoobiya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):-Shirka Golaha Wasiiradda oo looga hadlay xaaladda guud ee dalka, xag amni, siyaasadeed iyo dhaqaaleba \u2013 gaar ahaan xadgudubka dowladda Itoobiya ee is afgarad ku sheeggii Bishan Itoobiya\u00a0 iyo maamulka Somaliland (ee Gobollada Waqooyi ee Soomaaliya)<\/p>\n<p>Golaha wasiirada ayaa bogaadiyay sida geesinimada leh ee ay shacabka Soomaaliyeed uga dhiidhiyeen dal iyo dibadd meelkasta oo ay joogaan oo ay uga soo horjeesteen damaca gurracan ee dowladda Itoobiya oo ay ku muujiyeen shuucurtooda wadaninimo,golaha ayaa soo dhawayay go&#8217;aamada iyo mowqifyada adag ee ay ka istaageen dowaladda caalamka,ururadda caalamigah gardarada qaawan ee Itoobiya ay ku soo qaaday madax-bannaanida,gobonimada iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Afhayeenka Xukuumadda Farxaan Jimcaale ayaa sharraxay go\u2019aamadii muhiimka ahaa ee ka soo baxay shirka.<\/p>\n<div style=\"width: 1170px;\" class=\"wp-video\"><!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('video');<\/script><![endif]-->\n<video class=\"wp-video-shortcode\" id=\"video-505020-1\" width=\"1170\" height=\"658\" preload=\"metadata\" controls=\"controls\"><source type=\"video\/mp4\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/GEBwzBh6gl9GmN0AALiDjwa6w9oXbmdjAAAF.mp4?_=1\" \/><a href=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/GEBwzBh6gl9GmN0AALiDjwa6w9oXbmdjAAAF.mp4\">https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/GEBwzBh6gl9GmN0AALiDjwa6w9oXbmdjAAAF.mp4<\/a><\/video><\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):-Shirka Golaha Wasiiradda oo looga hadlay xaaladda guud ee dalka, xag amni, siyaasadeed iyo dhaqaaleba \u2013 gaar ahaan xadgudubka dowladda Itoobiya ee is afgarad ku sheeggii Bishan Itoobiya\u00a0 iyo maamulka Somaliland (ee Gobollada Waqooyi ee Soomaaliya) Golaha wasiirada ayaa bogaadiyay sida geesinimada leh ee ay shacabka Soomaaliyeed uga dhiidhiyeen dal iyo dibadd meelkasta oo ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":505029,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-505020","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/505020","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=505020"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/505020\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":505030,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/505020\/revisions\/505030"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/505029"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=505020"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=505020"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=505020"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}