{"id":505014,"date":"2024-01-04T13:52:11","date_gmt":"2024-01-04T10:52:11","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=505014"},"modified":"2024-01-04T14:02:11","modified_gmt":"2024-01-04T11:02:11","slug":"ururka-iskaashiga-islaamka-oo-walaac-ka-muujiyay-xadgudubka-itoobiya-ee-gudaha-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ururka-iskaashiga-islaamka-oo-walaac-ka-muujiyay-xadgudubka-itoobiya-ee-gudaha-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Ururka iskaashiga Islaamka oo walaac ka muujiyay xadgudubka Itoobiya ee gudaha Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):-Warqoraal ah oo ka soo baxay\u00a0 Ururka Iskaashiga Islaamka ee OIC ayaa si cad loogu diiday heshiiskii is afgaradka ahaa ee dhex-maray dowladda Itoobiya iyo maamulka Somaliland,kaa soo ay ku tilmaameen\u00a0 xadgudub ka dhan ah \u00a0madax bannaanida iyo midnimada Dhuleed ee dowladda ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Xoghayaha Guud ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) Xuseen Ibraahim Daaha ayaa sheegay in si cad ay uga soo horjeedaan xadgudubka\u00a0 dowladda Itoobiya ee\u00a0 ka dhanka ah madax-bannaanida dhuleed Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u2018\u2019Waxaa naga go&#8217;an ixtiraamka madax-bannaanida iyo wadajirka dhuleed ee dawladaha xubinta ka ah OIC \u00a0si waafaqsan Axdiga Ururka Iskaashiga Islaamka iyo sharciga caalamiga ah,ka dib Heshiiska Isfahamka ee u dhexeeya Jamhuuriyadda Federaalka Itoobiya iyo Somaliland,waana in la ilaaliyo\u00a0 lana ixtiraamo madax-bannaanideeda iyo wadajirkeeda dhuleed,si loo helo amniga, nabadda, iyo xasilloonida gobolka ah\u201d.waxaa sidaas lagu yirii qoraalka ka soo baxay Ururka Iskaashiga Islaamka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):-Warqoraal ah oo ka soo baxay\u00a0 Ururka Iskaashiga Islaamka ee OIC ayaa si cad loogu diiday heshiiskii is afgaradka ahaa ee dhex-maray dowladda Itoobiya iyo maamulka Somaliland,kaa soo ay ku tilmaameen\u00a0 xadgudub ka dhan ah \u00a0madax bannaanida iyo midnimada Dhuleed ee dowladda ee Soomaaliya. Xoghayaha Guud ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) Xuseen Ibraahim Daaha ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":505015,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-505014","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/505014","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=505014"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/505014\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":505019,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/505014\/revisions\/505019"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/505015"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=505014"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=505014"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=505014"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}