{"id":504990,"date":"2024-01-04T06:56:53","date_gmt":"2024-01-04T03:56:53","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=504990"},"modified":"2024-01-04T06:59:29","modified_gmt":"2024-01-04T03:59:29","slug":"wasaaradda-dhallinyarada-iyo-ciyaaraha-xfs-oo-mamnuucay-in-hubka-lala-soo-galo-stadium-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-dhallinyarada-iyo-ciyaaraha-xfs-oo-mamnuucay-in-hubka-lala-soo-galo-stadium-muqdisho\/","title":{"rendered":"Wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha XFS oo mamnuucay in hubka lala soo galo Stadium Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):-Warqoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda dhallinyarada iyo Ciyaaraha XFS ayaa lagu yirii:-wasaaradda\u00a0 dhallinyarada iyo ciyaaraha XFS waxay ammaan iyo bogaadin u soo jeedinaysaa taageerayaasha kala duwan ee ciyaaraha dowladd goboleedayda iyo gobolka Banaadir sida ay ula shaqeeyeen laamaha ammaanka iyo habmaamuuska ee wasaaraddu u xilsaartay.<\/p>\n<p>Intii ay ciyaarahu socdeen waxaa soo baxay arrimo dib u u qiimayn\u00a0 u baahan oo wasaaraddu ku baraarugtay o halis gelin lara bedqabka ciyaaryahanada, masuuliyiinta dowladda iyo taageerayaasha garoonka jooga.<\/p>\n<p>Hadaba si looga fogaado nugeylka bedqabka tobanaanka kun ee garoonka jooga waxay wasaaradda\u00a0 soo saaraysaa go&#8217;aamadan:-<\/p>\n<p>1:-Waxaa gudaha garoonka\u00a0 laga mamnuucay ilaalada hubka wadata ee farah badan oo abuuray caqabado xagga ammaanka ah.<\/p>\n<p>2:-Waxay wasaaradda diyaarsiay ciidamo ammaan oo ku filan ilaalinta masuuliyiinta garoonka imaanaysa.<\/p>\n<p>3:-Ciidanka iyo habka waxaa lagu soo reebayaa goobo loo cayimay oo ku yaala afaafka hore eegaroonka.<\/p>\n<p>4:Waxaa ammaanka garoonka iyo nawaaxigiisa masuul ka ah hay&#8217;adaha amniga ee gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>5:-Sidoo kale wasaaraddu wax ay u fududeyneysaa taageerayaasha tikidhada garoonka in laga heli karo dhamaan degmooyinka gobolka Banaadir.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-504991\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/FB_IMG_1704338763058.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"934\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/FB_IMG_1704338763058.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/FB_IMG_1704338763058-231x300.jpg 231w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):-Warqoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda dhallinyarada iyo Ciyaaraha XFS ayaa lagu yirii:-wasaaradda\u00a0 dhallinyarada iyo ciyaaraha XFS waxay ammaan iyo bogaadin u soo jeedinaysaa taageerayaasha kala duwan ee ciyaaraha dowladd goboleedayda iyo gobolka Banaadir sida ay ula shaqeeyeen laamaha ammaanka iyo habmaamuuska ee wasaaraddu u xilsaartay. Intii ay ciyaarahu socdeen waxaa soo baxay arrimo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":504992,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-504990","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504990","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=504990"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504990\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":504993,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504990\/revisions\/504993"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/504992"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=504990"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=504990"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=504990"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}