{"id":504984,"date":"2024-01-03T22:13:35","date_gmt":"2024-01-03T19:13:35","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=504984"},"modified":"2024-01-03T22:13:35","modified_gmt":"2024-01-03T19:13:35","slug":"banaanbax-looga-soo-horjeedo-damaca-ethiopia-ee-badda-soomaaliyeed-oo-mar-kale-ka-dhacay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/banaanbax-looga-soo-horjeedo-damaca-ethiopia-ee-badda-soomaaliyeed-oo-mar-kale-ka-dhacay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Banaanbax looga soo horjeedo damaca Ethiopia ee Badda Soomaaliyeed oo mar kale ka dhacay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho\u00a0 (SONNA):\u00a0 Kumannaan dadweyne ah oo ka careysan damaca Dowladda Ethiopia ee Badda Soomaaliya ayaa caawa isugu soo baxay waddooyinka Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.<\/p>\n<p>Dadweynaha isu soo baxay ayaa aad uga careysan tallaabada ay qaaday Dowladda Ethiopia, taasoo kowdii bishaan ku dhawaaqday wax ay ugu yeertay is Afgarad ay lagashay Somaliland.<\/p>\n<p>Ka qeybgalayaasha banaanbaxa ayaa muujiyay dareenkooda ku aadan sida ay uga soo horjeedaan isku daygaasi.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan garabtaaganahay dowladdeena iyo go\u2019aanka Madaxweyne Xasan sheekh Maxamuud ee ah in aysan marnaba wax gorgortan ah ka gali doonin ciidda iyo madaxbaanida Umadda Soomaaliyeed \u201c ayay Caasha Xasan Nuur oo ka mid aheyd Dhallinyarada caawa isusoo baxday .<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho\u00a0 (SONNA):\u00a0 Kumannaan dadweyne ah oo ka careysan damaca Dowladda Ethiopia ee Badda Soomaaliya ayaa caawa isugu soo baxay waddooyinka Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Dadweynaha isu soo baxay ayaa aad uga careysan tallaabada ay qaaday Dowladda Ethiopia, taasoo kowdii bishaan ku dhawaaqday wax ay ugu yeertay is Afgarad ay lagashay Somaliland. Ka qeybgalayaasha banaanbaxa ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":504985,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-504984","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504984","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=504984"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504984\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":504986,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504984\/revisions\/504986"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/504985"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=504984"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=504984"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=504984"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}