{"id":504972,"date":"2024-01-03T19:16:34","date_gmt":"2024-01-03T16:16:34","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=504972"},"modified":"2024-01-03T19:16:34","modified_gmt":"2024-01-03T16:16:34","slug":"jaamacadda-carabta-oo-caddeysay-mowqifkeeda-ku-aadan-heshiis-beenaadkii-itoobiya-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/jaamacadda-carabta-oo-caddeysay-mowqifkeeda-ku-aadan-heshiis-beenaadkii-itoobiya-somaliland\/","title":{"rendered":"Jaamacadda Carabta oo caddeysay mowqifkeeda ku aadan heshiis beenaadkii Itoobiya Somaliland"},"content":{"rendered":"<p>Qaahira (SONNA): Afhayeenka rasmiga ah ee Xoghayaha Guud ee Ururka Jaamacadda Carabta, Jamaal Rushdie ayaa cambaareeyay heshiisyada is-afgaradka ah ee ku xad-gudba Qaranimada Soomaaliya, loogana faa\u2019iidaysanayo duruufaha ka jira dalka iyo is-faham-waaga ka taagan wadahadallada ka dhaxeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland.<\/p>\n<p>Afhayeenka ayaa sheegay in Jaamacadda Carabtu ay si buuxda u garab taagan tahay go\u2019aankii Golaha Wasiirrada Soomaaliya, kaas oo uu ku tilmaamay heshiis beenaadkii Itoobiya iyo Somaliland mid aan waxba ka jirin, isla markaana xad-gudub cad ku ah madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Afhayeenku waxa uu ka digay saamaynta ay tallabadani ku yeelan karto fidinta afkaarta argagaxisada ee xagjirka ah, xilli dawladda Soomaaliya ay dedaalo badan ugu jirto sidii ay uga hortagi lahayd.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaahira (SONNA): Afhayeenka rasmiga ah ee Xoghayaha Guud ee Ururka Jaamacadda Carabta, Jamaal Rushdie ayaa cambaareeyay heshiisyada is-afgaradka ah ee ku xad-gudba Qaranimada Soomaaliya, loogana faa\u2019iidaysanayo duruufaha ka jira dalka iyo is-faham-waaga ka taagan wadahadallada ka dhaxeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland. Afhayeenka ayaa sheegay in Jaamacadda Carabtu ay si buuxda u garab taagan tahay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":504973,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-504972","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504972","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=504972"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504972\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":504974,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504972\/revisions\/504974"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/504973"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=504972"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=504972"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=504972"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}