{"id":504965,"date":"2024-01-03T17:18:55","date_gmt":"2024-01-03T14:18:55","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=504965"},"modified":"2024-01-03T18:01:08","modified_gmt":"2024-01-03T15:01:08","slug":"jamhuuriyadda-carbeed-ee-masar-oo-si-buuxda-u-taageertay-mowqifka-df-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/jamhuuriyadda-carbeed-ee-masar-oo-si-buuxda-u-taageertay-mowqifka-df-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar oo si buuxda u taageertay mowqifka DF Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Qaahiro (SONNA):- Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar ayaa maanta ku sheegtay warsaxaafadeed ay soo saartay wasaaradda arrimaha dibadda in loo baahan yahay in si buuxda loo ixtiraamo midnimada iyo madax-bannaanida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Warmurtiyeedka ayaa lagu sheegay: \u201cJamhuuriyadda Masar waxay ka soo horjeedaa tallaabo kasta oo wax u dhimaysa qarannimada Soomaaliya\u201d, iyadoo ku nuuxnuuxsatay in dowladda Soomaaliya iyo shacabkeeda oo kaliya ay xaq u leeyihiin inay ka faa\u2019iidaystaan kheyraadkooda.<\/p>\n<p>Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar ayaa aad uga mahad-celisay bayaannada ay soo saaraan dalalka gobolka iyo kuwa caalamkaba, kuwaas oo dhinac uga soo horjeestay tallaabooyinka lidka ku ah xasilloonida Geeska Afrika.<\/p>\n<p>Masar ayaa adkaysay baahida loo qabo in la ixtiraamo shuruucda u degsan Midowga Afrika, oo ay ku jiraan difaaca madax-bannaanida dhuleed iyo xuduudaha dalalka xubnaha ka ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaahiro (SONNA):- Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar ayaa maanta ku sheegtay warsaxaafadeed ay soo saartay wasaaradda arrimaha dibadda in loo baahan yahay in si buuxda loo ixtiraamo midnimada iyo madax-bannaanida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Warmurtiyeedka ayaa lagu sheegay: \u201cJamhuuriyadda Masar waxay ka soo horjeedaa tallaabo kasta oo wax u dhimaysa qarannimada Soomaaliya\u201d, iyadoo ku nuuxnuuxsatay in dowladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":504966,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-504965","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504965","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=504965"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504965\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":504971,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504965\/revisions\/504971"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/504966"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=504965"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=504965"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=504965"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}