{"id":504930,"date":"2024-01-03T10:02:46","date_gmt":"2024-01-03T07:02:46","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=504930"},"modified":"2024-01-03T10:02:46","modified_gmt":"2024-01-03T07:02:46","slug":"guddoomiyihii-hore-ee-golaha-shacabka-oo-cambaareeyay-damaca-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-golaha-shacabka-oo-cambaareeyay-damaca-itoobiya\/","title":{"rendered":"Guddoomiyihii hore ee golaha shacabka oo cambaareeyay damaca Itoobiya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyihii hore ee Gollaha Shacabka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh Cabdi Raxmaan ayaa ka hadlay heshiis beenaadkii dhexmaray Itoobiya iyo Somaliland.<\/p>\n<p>Is-afgaradka Abiy iyo Muuse, (MoU) wuxuu xad-gudub ku yahay, Qarannimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, wuxuuna saameyn xun ku yeelan doonaa xasiloonida iyo nabadda Gobolka.<\/p>\n<p>Waxaa muuqata in nidaamka ka taliya Addis Ababa uu iska indho-tirayo shuruucda iyo qawaaniinta Caalamiga ah oo xaq u siinaysa Dowladda Soomaaliya oo keli ah in ay geli karto heshiisyada caalamiga ah kuna matali karto magaca jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya heer caalami.<\/p>\n<p>Ummadda Soomaaliyeed waxaa u caddaatey in nidaamka ka taliya dalka Ethiopia uu ku riyoonayo siduu u boobi lahaa qeyb ka mid ah dhulka iyo badda Soomaaliya, waana riyo nidaamyadii kan ka horreeyay ee Ethiopia ay\u00a0 ku riyoon jireen.<\/p>\n<p>In loo istaago difaaca gobonimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waa waajib saaran Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyihii hore ee Gollaha Shacabka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh Cabdi Raxmaan ayaa ka hadlay heshiis beenaadkii dhexmaray Itoobiya iyo Somaliland. Is-afgaradka Abiy iyo Muuse, (MoU) wuxuu xad-gudub ku yahay, Qarannimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, wuxuuna saameyn xun ku yeelan doonaa xasiloonida iyo nabadda Gobolka. Waxaa muuqata in nidaamka ka taliya Addis Ababa uu iska indho-tirayo shuruucda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":504931,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-504930","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504930","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=504930"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504930\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":504932,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504930\/revisions\/504932"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/504931"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=504930"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=504930"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=504930"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}